I am Proud To Be Somali With These People !!!!!!!!!!!!!!!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

I am Proud To Be Somali With These People !!!!!!!!!!!!!!!

Post by Daanyeer »

WARARKA WARGEYSKA MOGADISHU TIMES

Somaliweyn - Muqdisho -Somalia 22/07/06


DAWEYNAHA GOBOLKA GEDO OO KA SOO HORJEESTAY MALEESHIYO LOO URURINAYO DOWLADA FADERAALKA SOOMAALIYA.

Wararka ka imaanaya magaalada Garbahaareey ayaa sheegaya in si weyn looga soo horjeestay saraakiil iyo xildhibaano halkaa u tagay inay maleeshiyo ka soo ururiyaan degmooyinka gobolka Geddo kuwaasoo si weyn ay uga hor yimaadeen culumaaÂ’udiinka magaaladaas masaajida ka sheegay salaadii jimco ka dib inaan la ogolaan ciidamo ka tagay deegaanka Geddo in looga hortago maxaakiimta islaamiga ah ee gacanta ku dhigay magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale waxaa joogsaday ururinta maleeshiyooyinka gobolka Geddo ka gadaal markii ay ka hortageen culumaaÂ’udiinka halkaa ku dhaqan oo ogolaansho ka helay waxgaradka beelaha.

Saraakiishaan aya ala sheegayaa inay rajo beel ka muujiyeen inay maleeshiyooyuin ka soo ururiyuaan gobolka geddo iyagoo horey uag soo ururiyay degmooyinka Buulo xaawo,Luuq iyo baardhere maleeshiyooyin reer Geddo oo haatanba ku sugan xeryaha dowalada ku leedahay duleedka magaalada Baydhabo iyadoo tusaale ay u tahay midaan markii ugu horeysay oo laga horimaado ciidamo loo Ururinayo dowlada faderaalka Soomaaliya.




Mogadishu -Somalia

Wariye C/Fitaax Maxamed Salaad (Diyeeshe)
Daanyeer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15780
Joined: Tue Aug 12, 2003 7:00 pm
Location: Beer moos ku yaallo .biyuhuna u muuqdaan

Post by Daanyeer »

Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”