WE WILL BEAT THE AMXAARO UIC GETTING READY

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

WE WILL BEAT THE AMXAARO UIC GETTING READY

Post by Somaliman% »

Muqdisho: Doonyo siday gantaallada diyaaradaha iyo ciidan oo Muqdisho gaaray.
Tuesday, July 25, 2006


Muqdisho(AllPuntland)- Wararka naga soo gaaraya magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in saddex doonyood oo siday hub iyo ciidan ay ka dageen dekeddaasi Muqdisho.

Warar lagu kalsoon yahay ayaa sheegaya in saddexda doomood ay wadeen rag isugu jira , Carab, Ereterian iyo Soomaali ka kala yimid Ereteria iyo Soomaaliya.

Hubka ku xirtay dekedda Muqdisho ayaa wararku sheegayaan inuu ka duwan yahay hubkii horay uga dagi jiray magaalada Muqdisho , waxaana kamid ah gantaallada lidka diyaaradaha ee loo layaqaanno "Saam".

War gal kusugan magaalada Muqdisho oo ka gaabsaday in magiciisa la sheego ayaa tibaaxay in ciidanka iyo hubkuba uu todobaadkii ugu danbeeyay si caadi ah ugu soo qul qulayay magaalada Muqdisho gaar ahaan garoonka diyaaradaha Ballidoogle ee Shabeellada hoose.

Maxkamadaha Muqdisho ayaa dhowr goor beeniyay inay hub iyo ciidan ka dajiyaan magaalada Muqdisho, hase ahaatee dawladda Soomaaliya masuuliyiin ka tirsan ayaa si cad u sheegay in maxkamaduhu ay sameeyeen xeryo dhowr ah oo lagu tabo baro ciidamo isugu jira ajnabi iyo Soomaali.

Dawladda Itoobiya oo si xun ay isaga soo horjeeadan Maxkamadaha ayaa dhawaan dawladda Ereteria ku eedaysay inay qayb ka tahay rabshadda dalka Soomaaliya ka jirta.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”