FOR THE SOMALI MUSLIM POPULACE OF SNET.COM

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

FOR THE SOMALI MUSLIM POPULACE OF SNET.COM

Post by COOL-MAN »

THIS MESSAGE WAS SENT BY A FEIND OF A FREIND OF MINE TO HIM. READ AAD IYO AAD BEY KUU ANFACEYSAA INSHALLAH.

hadii aad haysato guri aad u hoyato, meel aad seexato, cunno aad quudato, dhar aad huwato ogow dadka dunida oo dhan 75% adigaa ugu hodansan

hadii aad hanti jeebkaga ku haysato oo aad wax ku iibsan karto markii aad u baahato, ogow dadka dunaida 8% adigaa ugu hodansan

.
hadii aad saaka ku waabariisatey caafimaad, ogow nicmo weyn ayaad haysataa oo malaayiin qof ayaa dunida xanuun waagu ugu baryey.


hadii aadan qax iyo barakac ku jirin ama aadan xabsi dhexjiifin, ama aadan cadow kale gacanta u galin ogow 500 milyan dunidan ku nool inaad ka fiican tahay

.
hadii aad salaada ku tukaneyso masjidka adigoona ka baqayn in laguu diido ama lagu xidho ama lagu dilo ogow waa nimca ayna haysan 3 milyar oo muslimiinta dunida

.
hadii walidkaa kuu noolyihiin iyagoo aan kala tegein ama is furin waa dhif inta kula mid ah

.
hadii aad farxad la qoslayso ogow in badan in ay murugo iyo naxdin ay ku jiraan

hadii ay fariintani ku soo gaartey oo aad akhrisey laba nimco ayaa haysataa tan hore waa inaad nimcada xusuusatey tan labaad malayin badan oo dunida ku nool waxba ma akhriyaan

---------------------------------

---------------------------------
ugu dambeyntii waxaan ku dhihi lahaa
si aad u noqoto dadka qofka ugu wanaagsan
ilaahay uga mahad sheego nimcada faraha badan ee aan la koobi karin
carabkaagu ha ahaado had iyo goor mid ilaahay xusuusta
salaad kastoo aad tukatana ha ilaawin inaad tidhaahdo (ilaahow iigu kaalmee xusuustaada iyo ka mahad celinta nimcdaada iyo cibaadada suuban)
inaad walaalaha kalena xasuusiso nimcada alla iney gartaan kana mahad celiyaan, maxaa yeeley is xasuusintu way anfacdaa dad muminiinta ah

ma u direysaa fariintan asxaabtada iyo inta aad jeceshey si ay iyaguna alle uga mahad shegtaan.



alla mahad leh goor kastaba.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

Coolio,

Allaha kaa abaal mariyo xusuusintaas walaal.


Xaggeed ka dhacday beryahan waryaa?
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Post by Somaliman% »

thank you walal. that was very inspiring, to read.
i should say alhamdulila ya allah.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

Sir, salaan qaloocan marka hore iga qabo, taada kale markii aad cidii reer NFD aheed aad daba dhigatay ood dadkii adigoo rafaadsana ku qaabilay aad aflagaadada ka deenweeysay baan ninyohow xariirka ka goostay. hadana wacdigaan soo qoray ayaan naga dhaxeeyo ilaaheey mid ku anfaca adiga iyo anigaba hanaga dhigo.

wabillahi towfiiq.

somaliman, thankis akhii.
User avatar
1nemansquad
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11434
Joined: Tue Apr 01, 2003 7:00 pm
Location: Over here and over there

Post by 1nemansquad »

mahadsanid COOL-FARAX, thanks for the reminder; i have everything to be thankful for alahamdulilah
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

salaams abti, indeed we have to be thanksfull to Allah in every second for everything he provided us with right from our functioning hearts to the eyes, ears, the nose we breath with, the looks, the healthy body among other unmeasured blessings from him. and the MOST remarkable of all, NIMCATUL Islam Cool
Last edited by COOL-MAN on Tue Jul 25, 2006 4:22 pm, edited 1 time in total.
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="COOL-MAN"]Sir, salaan qaloocan marka hore iga qabo, taada kale markii aad cidii reer NFD aheed aad daba dhigatay ood dadkii adigoo rafaadsana ku qaabilay aad aflagaadada ka deenweeysay baan ninyohow xariirka ka goostay. hadana wacdigaan soo qoray ayaan naga dhaxeeyo ilaaheey mid ku anfaca adiga iyo anigaba hanaga dhigo.

wabillahi towfiiq.

[quote]



Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

You can't be serious!!! comeon man, you were cooler than that. In this medium, everything goes and no one takes it to heart. But if it bothered you that much, I am really really really sorry, please accept my apology and I wil never badmouth Sijuis in your presence, I promise.

You are one of my favorite cyber friends and I can't afford losing you over something as trivial as that.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

Laughing Laughing Laughing

I was pulling your skinny leggs MAN, it's all good and thanks for the good comments.


peace Arrow
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Post by kambuli »

up Walaal,

Nimcada Eebbe ina siiyey wallee waa badan tahay...
kambuli.
Posts: 150
Joined: Wed Feb 08, 2006 1:55 pm

Post by kambuli. »

waa sax
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

Coolman my My favorite cousin maxaad haysaa, hada ka hor waanadan iyadoo english ah ayuu qof ii soo diray walaahi waa run, nicmadaan ku jirno waa ay yaryihiin dad haysta,
let me tell you short story:

Last year markaan aniga iyo walaalkay tagnay Africa (Addisababa) ayaan tagaynay maqaayad kutaala meesha soomalidu kubadan yihiin "Boli" oo aan dalbanay hilib badan iyo bariis walaahi markaan cuntadfii dhamaynay ee aan tagnay meesha lacagta lagu bixiyo ayaan waxaan arkagnay laba wiil oo dhalinyaro ah oo cuntadii aan ka kacnay cunaya.
the whole day I was thinking that could be me or my brother, you know ilaahay waxba lama aha inuu isku kaaya badalo.
Marka you geta be a fool not to thank alah every single day.
thanks for the reminder and keep it coming.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

^Why you didnt buy some food for them ???
User avatar
Sir-Luggoyo
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7827
Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
Location: Baar Luga Baxsi

Post by Sir-Luggoyo »

[quote="COOL-MAN"]:lol: Laughing Laughing

I was pulling your skinny leggs MAN, it's all good and thanks for the good comments.


peace Arrow[/quote]


May a Moryan pull your leg
User avatar
foolxume2005
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3705
Joined: Fri Nov 26, 2004 3:30 pm
Location: JIG_JIGA
Contact:

Post by foolxume2005 »

[quote="COSTA"]^Why you didnt buy some food for them ???[/quote]

Waan ka xishooday, I acted that I didnt see them eating, but you're right I should buy them a lunch.
COOL-MAN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6049
Joined: Thu May 27, 2004 7:00 pm

Post by COOL-MAN »

Thnaks foolka couz Smile The blessings from Allah we have is imeasurable, rabi s.w agtiisana waxba kama aha nimcooyinka faraha badan that he bestowed uswith out of his mercy. these countless blessing are there as a test to distinguish who will be thankfull among his creations and who will not. Allah sw loves those who are grateful for what he has bequeathed them with and has even said in the qur'an or hadith i can't recall which at the moment but i am quite sure it says he s.w watacalaa will give/ provide them with more blessings the more they are thankfull to what was offered to them. and yeah it's true you and your brother could be in the same position as the little boys in ethio scrambling for your left overs. it' good to hear you remembered Allah and was thankfull for providing you with what they lacked. may Allah make us among the thanks giving folks and not with the ones that show no gratitude at all.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”