Page 1 of 1

The courts planning to attack kismayo

Posted: Wed Jul 26, 2006 9:38 am
by Somaliman%
MUQDISHO: Maxkamadaha Muqdisho oo isku diayaarinaya dagaal ay ka qaadaan Gobolka Jubbada Hoose
Posted to the Web Jul 26, 15:59


Muqdisho (PP) - Warar ka soo baxaya ilo lagu kalsoon yahay oo ku dhowdhow Maxkamadaha Muqdisho ayaa waxay daboolka ka qaadayaan in Midowga Maxkamadaha Muqdisho ay qorshaynayaan inay weerar ku qaadaan Magaalada Kisamayo ee Goboolka Jubbada Hoose.


Xubnaha aan warkaan ka helnay oo si weyn uga codsaday Puntlandpost inaysan faafin magacyadooda ayaa waxay intaas ku darayaan in Maxkamadaha Muqdisho ay shaki weyn ka qabaan Barre Hiiraale oo ay sheegeen inuu yahay Wasiir ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya isla markaana dhawaan kulammo qarsoodi ah la qaatay Safiirka Ethiopia ee Somalia C/casiis oo dhawaan wafdi uu la socdo ay booqdeen Kismaayo.


Sarkaalka kuwa magacyadooda inaan isticmaalno diiday ayaa sidoo kale sheegay in maxkamadaha Muqdsiho aysan xilligaan danaynayn inay weerar ku qaadaan Magaalada Baydhabo oo ah xarunta Dowladda Federaalka Soomaaliya, waxaana uu carrabka ku adkeeyay inay maxkamaduhu daneynayaan inay dowladda la galaan heshiis xaqiiqi ah.


"Ma doonayno Dowlad ay shacabka Soomaaliyeed doorteen isla markaana aan shaqooyinkeeda dhameystirin aan annagu weerarno, waayo waxay nagu noqonaysaa magac iyadoo noo horseedi karta dhibaatooyin aad u badan oo aan hadda muuqan" ayuu yiri sarkaalkaas oo diiday inuu magaciisa sheego.


Waa markii ugu horreysay ee la maqlo warar caynkan oo kale ah oo sheegaya inay Maxkamaduhu doonayaan inay weerar ku qaadaan Kismaayo, marka laga reebo hadal uu ka horjeediyay Madaxweynaha 15-kii bishan Golaha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, kaasoo sheegayay inay Maxkamaduhu kala dooranayaan halka ay weerarka ku hormarin lahaayeen Baydhabo iyo Kismaayo oo uu sheegay inay ka go'an tahay inay wada qabsadaan.

Posted: Wed Jul 26, 2006 10:46 am
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Jul 26, 2006 11:32 am
by Lacageylacag
THAT DOES NOT MAKE SENSE.
THE MAREEXAAN ARE ALLIES, MEMBERS AND FRIENDS OF THE COURTS.
THEY FOUGHT AND LIBERATED XAMAR FROM WARLORDS.
HOW CAN THE COURTS ATTACK THEIR OWN PEOPLE?
STOP DIVIDING PEOPLE AND CAUSING JAHA WAREER.

Posted: Wed Jul 26, 2006 11:46 am
by AbdiWahab252
Mareexan are ALLIEs who send 600 soldiers to Afbiijo Laughing Laughing Laughing

ONLY the Union of Islamic Cayr believes they are allies Laughing Laughing

Posted: Wed Jul 26, 2006 12:05 pm
by xoogSADE14
Laughing Laughing Laughing

lacageeylacag

this is just wishful thinking on their parts sxb ee ha'ubixin

Posted: Wed Jul 26, 2006 2:47 pm
by Ureysoo
LacageeyLacag....

Ur comment “THAT DOES NOT MAKE SENSE.
THE MAREEXAAN ARE ALLIES, MEMBERS AND FRIENDS OF THE COURTS.
THEY FOUGHT AND LIBERATED XAMAR FROM WARLORDS.
HOW CAN THE COURTS ATTACK THEIR OWN PEOPLE?”

WonÂ’t u complete that paragraph and add:

“It’s Ceyr and Mareexaan collaboration Nigga, so either ride with us or collide with us”...

Yet again they’ll claim it’s not a “tribe goaded” warfare, although its clear like the light, reflecting on Lacageeylacag’s dark (Iljeex) 4head. Beside I think he brought this issue, 2 verify the fact, this whole melodramatic conflict was nothing but kinfolks clash. Well, lets see, 4 how long they’ll simulate like righteous Sheikhs.

Ur comment “STOP DIVIDING PEOPLE AND CAUSING JAHA WAREER”

War Heedhe, Jah Wareerka Cidaa Difaacosid Ba Sabab Oo Ah, Hana Isku Keeyn Waalin. Xili Horena Ba Sheegay:

Damaac Hunguri Weeyn (Ceyr) Oo Meesha Roorayo Hadaad Aragtay, DaboDhilifkiis Mareexan Ka Day. Ficil Yare (Ceyr) Iyo Afmishaar (Mareexan) Talo Wacan Ha Ka Filan Ileeyn Haybad Kuma Doonayaan. Ma Liitan Laakin Weey Is Xil Saari Weeyeen. Allah Hana Halaakin, Dabaal Walaalkiis Baynu Nahay. Hadiina Wax Naga Dhicineeyn Maxey Nugu Danasheegtaan. Nacas Bar, Caaqibad iyo Damiir Laheeyn Lacag Ba Lugu Ibsada. Hada Ba Lu Taleeya, Marki Talada Dadka Xooga Badan Timado, Ba Laga Carara Sida Lax Fakatay Tilamaam Uma Haleeysid. “Ina Ibliis Daahiyad” (Ceyr) Ma La Tartankarta. Markaasna Oyaaye Ilinta Waxbana Kuma Tareeyso, Danyeerki Ku Waaswaasi Jiray, Difaaciisa Ma Dareemta. Duli Dagaal Lu Bilaaway Ba Tahay, Ha Is Dayicin Dabaal Yahow Indhaha Daboolan....

*Much Esteem and Reverence*

*Bless*