Page 1 of 1

Waryaahee Somaliman%, bal halkan soo gal

Posted: Wed Jul 26, 2006 11:16 am
by Sir-Luggoyo
War hee dheh anigu kaa yaabaye, maxaa ku daba dhigay nimankan maxkamadaha ood sidan ugu nacday? Maxay ku yeeleen shakhsiyan? Ma caanay kaa daadiyeen? Abdi Hutu waa la gartay oo isaga waxay ka kala daadiyeen wixii isbaaro ahaa ee uu haweenka masaakiinta ah ku fagan jiraye, adiga bal waxa ay ku yeeleen eed u daba gashay bal noo sheeg. Mise munaafaqnimadii Majertenkaa kugu soo duxaysa oo intaa waxaad is leedahay mar uun adeerkaa Af Biijo kursiga ha ku fadhiisto?

War Ilaahay amarkii badanaa, waxbaa nala tusay