http://jamhuuriya.info/ipublish/data/im ... rooska.JPG
a FARAX from HARGEISA married 2 xalimos at the same time
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Mohawk :
Aroos aan Hore loo Arag oo ka dhacday Deegaanka Galbeed ee Hargeysa
Posted on Thursday, August 03 @ 08:56:17 PDT by admin
Hargeysa, August 03, 2006 (Somaliland Today)- Aroos aan hore loogu arag dhaqanka Soomaalida ayaa habeenimadii Salaasada toddobaadkan ka dhacay deegaanka tuullada Garabis oo hoos timaada degmada Faraweyne ee gobolka Hargeysa.
Arooskan, ayaa nin la yidhaahdo Mr. Siciid Bedel Cabdillaahi (Ina Bedel) waxa uu isku habeen uu la aqal galay laba haween ah, iyada oo islamarkaana Xafladii Aroosku isku meel ka dhacday.
Gabadh ka mid ah dadkii ka qayb galay Xafladda Arooska ayaa xalay Geeska Afrika u sheegtay in aroosku ahaa mid mucjiso ah waxaanay sheegtay in Carruurska ay labada dhinac ka fadhiyeen labadiisa xaas ee uu aroosay, , “Hadda [Xalay] waxaan ku sii socdaa Gaafkii Arooska. Runtii Aroosku waxa uu ahaa mid la yaab leh oo Siciid waxa uu isku hal mar soo hooyay laba hablood oo Gayaankii ah. Intii Xafladu socotay ee aanu Arooska joognay kolba mid ayuu ku jeedsanayay oo uu la hadlayay iyaguna [Carruusadaha] way ku qanacsanaayeen. Dee caawana [xalay] waanu ka soo tumaynaa.”
Waxa ay haweenaydani sheegtay in labada Carruusadood wada ciyaarayeen iyaga oo is ogol, islamarkaana isku faraxsan.
Waxa Arooskaas ka qayb galay Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Md. Cismaan Cali Bile, Guddoomiyaha degmada Faraweyne iyo dad kale oo tiro badan.
Labada hablood ee mar la wada aroosay waxa la kala yidhaahdaa Ubax Saalax Cawad iyo Sahra Maxamed Cabdillaahi.
Qisada guurku waxa ay ku timid Mr. Siciid ayaa gabadh kala tagay Magaalada Hargeysa, ka dibna markii uu gabadhii la tagay reerkoodii ayaa la ogaaday inay nin u mehersanayd, ka dibna waxa inantii lagu celiyay magaalada Hargeysa iyada oo uu Mr. Siciidna kaga hadhay deegaankiisii Garabis, balse ninkii la yidhi way u mehersantahay ayaa yidhi ‘muddaba waanu kala maqnayn oo gabadh iima aha waanay iga furantahay’, markaas oo ay dib ugu noqotay Garabis oo uu joogay Mr. Siciid. Hase yeeshe waxa ay deegaankii tagtay iyada oo uu Mr. Siciid gabadh kale la tagay. Dabadeedna Siciid aabihii ayaa ku dooday inaan labada gabdhood midna la celin, waxaanu ballan qaaday inuu labadaba u wada meheriyo. Sidaana waxa ku dhacay Meherkii iyo Arooskii oo uu Siciid Aabihii ugu geed fadhiistay labadii gabdhoodba.
Source: Geeska Afrika

- PrOjEcT_Pr!NCeSs
- SomaliNetizen

- Posts: 998
- Joined: Thu Dec 15, 2005 8:07 am
- Location: feeding laxoox some dog food..sit naya##1
[quote="Sakhraan"]waa maahmaadi Hollaniiska ahay,,,,,,, mid iska bixi labana qaado.
LOL translation 2 halen 1 betalen
war naaguu foolxumaa, guumo baabay u eeg yihiin. Mid yaroo dhalay oo qurux badan iska guursado, intuu labadan foosha xun isku qaatay.
You got a point there if you gonna marry 2 xalimos from somalia marry beautiful ones but this dude is also one ugly Maddafocko with no taste

[quote="X.Playa"]Isaga lamaan yaabine kuwa siiyay baan la yaabay. its just modern slavery and its disguesting[/quote]
X.Playa
Maybe the guy's family are wealthy and the parents of the girls are poor.
But how about this responsible guy?
"Waxa Arooskaas ka qayb galay Wasiirka Dhaqanka iyo Dalxiiska Md. Cismaan Cali Bile....."
Waxaan u malleeyaa wasiirka ayaa dhaqan cellis u baahan, to be taught to help the poor and protect their dignity.

[quote="Dicemoney"]Farax back in the days 60s marry's Xalimo
http://img213.exs.cx/img213/7823/nomads7uq.jpg
[/quote]
Although i'm not into black men, that guy is cute. However, the girl looks bantu, ugh!

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 227 Replies
- 16261 Views
-
Last post by Xaligale
-
- 56 Replies
- 4870 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 9 Replies
- 2082 Views
-
Last post by *Faithful
-
- 10 Replies
- 925 Views
-
Last post by Xildiiid
-
- 3 Replies
- 25217 Views
-
Last post by Jaxon
-
- 9 Replies
- 826 Views
-
Last post by Khalid 5
-
- 5 Replies
- 1191 Views
-
Last post by Barkhadd
-
- 9 Replies
- 878 Views
-
Last post by MenaceToSociety