Page 1 of 1

UIC usii gudbaan magaalada Gaalkacyo-Real Sa'ad In Charge!

Posted: Fri Aug 04, 2006 9:03 pm
by Otali
thank god

wallahi i was about think aydiid wasn't sa'ad

but now all those weak bastaards have been elimentated

the real sa'ad are COMING OUT


HAHAAHHA


BRAVO

AL-FURQAN

----------------------------------------------------------------
Afhayeenka Maxkamadda Al-Furaan Oo Beeniyay In La Dilay...
115 Reads

Afhayeenka maxkamadda Al-Furqaan Max'ed Max'ud Jimcale Cagaweyne ayaa beeniyay warar la isla dhexmarayay qurbaha maanta oo sheegay in toogasho lagu dilay taliye ku xigeenka amniga Muqdisho isla markaana ah abaanduulaha ciidamada Al-Furqaan C/casis C/lahi Cabdi (Qooje-Dagaari) Wararkan oo lagu shaaciyay jaaliyadaha dibadda ayuu ku sheegay inaysan waxba ka jirin uuna joogo caaway gurigiisa isagoo bad qaba. Warkan been abuurka ah ayaa waxaa faafiyay website laga leeyahay Puntland kadib markii ay ka warheleen in Qooje uu dhawaan hogaamin doono ciidamo u ambabaxaya gobolada dhexe oo ay dhici karto inay usii gudbaan magaalada Gaalkacyo.

Sawirka Qooje
Abaanduulaha ayaa isku diyaarinaya inuu hogaamiyo ciidamo dhawaan u ambabixi doona gobolada dhexe, ciidamadan ayaa qorshahoodu yahay inay nabadeeyaan qabaa'ishii waayahan dambe dagaalku ku dhexmaray gobolada Mudug iyo Galgaduud. Wixi warar ah ee kasoo kordha ciidamadaas waxan idinkugu soo gudbin doonaa maqaaladeena soo socda

Very Happy

Posted: Fri Aug 04, 2006 9:26 pm
by Ina Baxar
My Lord, waryee Otali , war anigu mid aan ku sheego .
Beri horaan ku idhi nin ficil badan baad tahay , oo gabadh inaadeertey ah baan ku dhisaya, dee haddaba niyoo guuxa inaga yareeyo , hawiyee maanta luug uu ku istaago ma lahee Idoorland baan ku dejinaya ee is gaabi Laughing <-- lay low in anglo!

Posted: Fri Aug 04, 2006 11:02 pm
by AbdiWahab252
Otali, Cagoweyne will be shot if he comes near Galkacyo. The Xamar Ruwayd should stay in Xamar, crossing the Gelinsoor line will result in the death of many Cayr and any of their Sacad lackies.

Take Ina Baxar's advise, b4 its too late.

Re: UIC usii gudbaan magaalada Gaalkacyo-Real Sa'ad In Charge!

Posted: Thu May 31, 2007 1:22 pm
by Ugaas Diini
Laughing