The truth about afbjo yusuf told by a puntlander.

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

The truth about afbjo yusuf told by a puntlander.

Post by Somaliman% »

This is indeed true and we all know the true face of afbjo yusuf?



Lataliyaha arrimaha siyaasadda ee M/weynaha Puntland, oo ku eedeeyey M/weyne C/laahi Yuusuf in uu ka qalad Badan yahay raÂ’iisal wasaare Geedi.

Muqdisho. Jimco, Aug 04, 2006



La taliyaha M/weynaha Punt-land C/shakuur Mire Aadan, ayaa sheegay in M/weyne C/laahi Yuusuf uu ka dembeeyey mooshinkii baarlamaanka la horkeenay in la doonayey in lagu rido raÂ’iisal wasaare Cali MaxÂ’ed Geedi.


C/shakuur wuxuu sheegay in C/laahi Yuusuf uu yahay nin isbadbadal badan, oo jecel in qofkii uu muddo siyaasadda saaxiib kula ahaado uu ka takhaluso oo uu siyaasadda ka saaro.

Lataliyaha xagga siyaasadda M/weynaha Puntland, C/shakuur Mire Aadan wuxuu sheegay in raÂ’iisal wassaraha u qaaday waddo wasaqeysan, taasoo ah xeeladda uu M/weyne C/laahi Yuusuf ka soo shaqeeyey.

“ Waan garaneynaa qofka uu C/laahi Yuusuf yahay, halkaan ayaan kula soo shaqeynay, waana ognahay in uu yahay jirjiroole”ayuu yiri.

C/shakuur Mire Aadan, oo mar ahaa nin si weyn u taageersan M/weyne C/laahi Yuusuf, ayaa hadda u muuqdo in uu ka soo horjeed.



somaliman Twisted Evil
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

and how about ur uncle, cadde muuse Laughing
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

Post by Somaliman% »

my uncle is fine...........you know how things go with presidents...his earning millions and rebuilding his country............hows yours? is he still in baadiye? and have you sent him $50 yet Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

somaliman Twisted Evil
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”