Page 1 of 1

28 isbaaro for only 75km.

Posted: Thu Aug 10, 2006 5:58 am
by Lacageylacag
28 isbaaro for only 75km!

The Habargidirs are really suffering.
This is crazy walahi. How do people travel?
Any honest muslim somali can see there is genuin need for the Maxkamadaha in south Mudug.

Sheekh Aweys waxa uu carabka ku dhuftay in ilaa 28 isbaaro ay yaalaan inta u dhaxeysa Galinsoor iyo Galkacyo, waxaana uu sheegay in arintaasi ay dadka u dul qaadan karin, taasina waxa ay dadka ku kaliftay in ay u yeertaan maxaakiimta islaamka Somalia in ay gaaraan deegaanadaasi si amniga iyo xasiloonida ay qeyb uga noqdaan.



Shabelle Media Network Somalia