Maleeshiyada Puntland Oo Laysugu Keenay Galkacayo Iyo Gen Cadde Muse Oo La Wareegay Hogaanka Maleeshiyada
Somaliland.Org — Gaalkacayo, Somalia — 11 August, 2006
--------------------------------------------------------------------------------
Puntland Oo Xoogeeda Gaalkacyo Isugu Gaysay....!!!!
Saraakiishii Puntland Oo Dhamaantood Ku Sugan Gaalkacyo Iyo Cadde Muuse Oo La Sheegay in uu la wareegay Hogaaminta Ciidanka ka dib markii Taliyaha Cidanka Puntland Carays lagu Tuhmay Dabacsanaan
Ciidamo Aan Tiradooda la Shaacin kuna hubaysan Gawaadhida Dagaalka Noocyadooda kala duwan,oo ay weheliyaan Taangiyada iyo Iyo Waliba Saraakiil Sar Sare Oo Ka Tirsan Ciidamada maamul Goboleedka Puntland Ayaa Lageeyay Tuulada Dagaari oo 30Km dhanka Koonfur ka xigta Magaalada Gaalkacyo. ............ {Breaking News..............}
Arrintan ayaa shaac bixisay warar hoose oo soo baxay dhowaantan kuwaasoo sheegayay in maamulka Jen. Cadde Muuse Xirsi uu ciidamo soo dhoobay magaalada Gaalkacyo oo ay dhinaceeda Koonfureed haatan damacsan yihiin maxkamaduhu inay xarumo ciidan iyo maxkamadeedba ka sameystaan, waxayna sidoo kale arrintani soo dedejin kartaa isku dhac dhex maraya labadaasi dhinac
Waxaa Hadeer ku sugan Magaalada Gaalkacyo Dhamaan Taliyaasha Ciidamada Puntland, iyo weliba M/wayne Cadde Muuse oo Tuute Xidhan.
General Cadde Muuse oo Shalay la Hadlay Idaacadaha Muqdisho ayaa ku Hanjabay in Faraha laga guban doono Hadii Gaalkacyo la weeraro.
Dhinaca kale warar hoose ayaa sheegaya in uu Cadde Muuse la wareegay Hogaaminta Ciidanka ka dib markii Taliyaha Cidanka Puntland Carays lagu Tuhmay Dabacsanaan.
Maxkamada ayaa iyana la sheegay in ay degan yihiin Dagaari oo wax yar u jirta, halka ay degeen Ciidanka Puntland.
Cabsi ayaa laga qabaa xoogle in ay Maanta ama Beri Fooda is daraan Hadii aan Nidaam kale oo Nabad gelyo la helin.
Gobolka Mudug ayaa u muuqda inuu maalmaha soo socda noqon doono meel warar badan laga baahiyo, iyadoo Puntland ay dagaal ka door bideyso inay Koonfurta kala soo dersaan Maxkamadaha oo ay aaminsan tahay inay qorsheynayaan markeeda inay ku duulaan Puntland kuna leeyihiin taageerayaal qarsoon.
Source: Widhwidh
Puntland ready for WAR
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
- LionHeart-112
- SomaliNet Super

- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 527 Views
-
Last post by Hodan94
-
- 30 Replies
- 1967 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 12 Replies
- 1177 Views
-
Last post by LionHeart-112
-
- 6 Replies
- 820 Views
-
Last post by AhlulbaytSoldier
-
- 0 Replies
- 535 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 393 Views
-
Last post by newsbot
-
- 0 Replies
- 322 Views
-
Last post by Osman-NZ
-
- 3 Replies
- 811 Views
-
Last post by sahal80