The new somali government minsters names and qabils:
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Somaliman%
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3787
- Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
- Location: The hills. England,
- Contact:
The new somali government minsters names and qabils:
XUKUUMADDA CUSUB EE PROF. GEEDI OO MAANTA LAGU HOR DHAARINAYO GOLAHA BAARLAMAANKA
Wasiirrada cusub ee ku soo biiray Xukuumadda waa kuwee, kuwee ayaase xilalkoodii waayay, intee wasiir ayaase ka fiiday isku shaandheynta cusub?
Axad, August 13, 2006(HOL): Ra'iisal Wasaare Cali Maxamed Geedi ayaa la filayaa in uu maanta kaga hor dhawaaqo Xubnaha Golaha baarlamaanka Liiska Xukuumaddiisa cusub ay ka kooban tahay, iyadoo la sheegayo in kulanka xubnaha Baarlamaanka uu goob joog ka noqon doono Madaxweyne C/llaahi Yuusuf.
Wararkii ugu dambeeyay ayaa sheegaya in Xukuumadda Ra'iisal Wasaare Geedi lagu hor dhaarin doono xubnaha Golaha Baarlamaanka, iyadoo muddo seddex bilood kadib ahna lagu soo celin doono Baarlamaanka si loo siiyo codka kalsoonida .
Xuuraansi dheer oo aan ku sameynay xubnaha golaha Wasiirrada gaar ahaan 31-ka wasiir ayaan ku ogaanay in wasiirradu ay isugu jiraan kuwo cusub, qaar loo kala bedelay xilalkii wasaaradeed ee ay horay u hayeen, waxayna kala yihiin sida tan:
Beesha Ha-wiy-e
Wasiirka Arrimaha Gudaha Xuseen Maxamed Caydiid (Habar-gidir)
Wasiirka Waxbarashada Cali C/llaahi Cosoble (Xa-waa-dle)
Wasiirka Ganacsiga Muuse Cali Cumar (Ab-gaal)
Wasiirka Macdanta iyo Biyaha Maxamuud Salaad Nuur (Ha-bar-gid-ir)
Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Saalax Cali Faarax (Gaal-je-cel)
Wasiirka Howlaha Guud iyo Guriyeynta Nuur Wabar Cabdi (B-aadi-Ca-dde)
Wasiirka Beeraha C/qaadir Nuur Caraale (Mu-rus-ade.
Beesha D-aar-ood
Wasiirka Kalluumeysiga Xasan Abshir Faarax (Ma-jeert-een)
Wasiirka Shidaalka iyo Tamarta Maxamed Cabdi Yuusuf (Or-tob-le)
Wasiirka Gaashaandhigga Barre Hiiraale iyo C/risaaq ***** Biixi midkood (Mar-eexaa-n)
Wasiirka Warfaafinta Maxamuud Sayid Aadan (Ma-reex-aan)
Wasiirka Boostada iyo Isgaarsiinta Axmed Jaamac Jingili (Dhul-bahe-nte)
Wasiirka Dib u dhiska iyo Dib u dejinta Cabdi Maxamed Tarax (Og-aadee-n).
Wasiirka Gaadiidka Badda iyo Dekedaha Cali Ismaaciil Cabdi Giir (********).
Beesha D-igil iyo M-irifl-e
Wasiirka Maaliyadda Xuseen Maxamuud Shiikh (Dab-ar-re)
Wasiirka Amniga Qaranka Xasan Maxamed Nuur Shaargaduud (X-ar-iin)
Wasiirka Haweenka iyo arrimaha Qoyska Fowsiyo Maxamed Shiikh (Ee-laa-y)
Wasiirka Xanaanada Xoolaha (Wasiir cusub)
Wasiirka Gaadiidka Cirka iyo Dhulka Ibraahim Kiish-buur iyo Maxamed Ibraahim Xaabsade Midkood (Li-isa-an)
Wasiirka Hidaha iyo Tacliinta Sare Saalim Caliyow Ibrow (J-ii-do)
Wasiirka Garsoorka iyo Cadaaladda Shiikh Aadan Madoobe (H-ada-mo).
Beesha Di-r
Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah Ismaaciil Maxamuud Hurre Buubaa (I-saa-q)
Wasiirka Dastuurka iyo Arrimaha Federaalka Avv. Cumar Xasan Subeyr (B-iyama-al)
Wasiirka Awqaafta iyo Arrimaha Diinta Shiikh Xasan Bile (I-saa-q)
Wasiirka Caafimaadka Mahad C/llaahi Cawad (S-ur-re)
Wasiirka Dib u heshiisiinta Maxamed Cabdi Xayir Maareeye (I-sa-aq)
Wasiirka Qorsheynta Xuseen Ceelaabe Faahiye (G-odu-biirsi)
Wasiirka Warshadaha Cabdi Axmed Caana-nuug (Cii-se Mado-obe).
Beesha Shanaad
Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Maxamed Maxamuud Xeyd (M-uuse Dhe-ri)
Wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Mowliid Macaan iyo C/kariin Dheeg midkood (Jareer iyo Carab Soomaali)
Wasiirka Aafada iyo Deegaanka Maxamed Cusmaan Maye (Ban-aadir-i)
Wasiirro dhowr ah oo ay ka mid ahaayeen Cusmaan Caato, C/llaahi Shiikh Ismaaciil, C/risaaq Jurille, Maxamed Maxamuud Gacma-dheere, C/kariin Axmed Cali, C/raxmaan Ibbi ayaan ka mid noqon doonin Xukuumadda cusub, halka ay kuwo kale ka faa'iideen wasaaradaha loo kala bedelay, inkastoo liiskan uusan ahayn midkii rasmiga ahaa ee ka soo baxay Xafiiska Ra'iisal Wasaaraha.

- mahamed99_sex
- SomaliNet Super
- Posts: 6380
- Joined: Tue May 24, 2005 7:27 pm
- Location: far away from yall
- Contact:
Re: The new somali government minsters names and qabils:
''Wasiirka Dalxiiska iyo Duurjoogta Maxamed Maxamuud Xeyd (M-uuse Dhe-ri) ''
he's my father

- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- mahamed99_sex
- SomaliNet Super
- Posts: 6380
- Joined: Tue May 24, 2005 7:27 pm
- Location: far away from yall
- Contact:
- COSTA
- SomaliNet Super
- Posts: 13754
- Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
- Location: (Sapo)= Min arbetsgivare
Barre Hiraale dfence miister
the guy and his tripe§ dont support this gov
walaahi this ppl in BAY are dreamers
whats next axmed naahiu as minister

Last edited by COSTA on Sun Aug 13, 2006 4:44 pm, edited 1 time in total.
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
- LionHeart-112
- SomaliNet Super
- Posts: 17794
- Joined: Tue Mar 15, 2005 1:53 pm
- Location: Not yet determined
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 555 Views
-
Last post by Dionysus
-
- 0 Replies
- 32 Views
-
Last post by galia2
-
- 8 Replies
- 592 Views
-
Last post by sahal80
-
- 1 Replies
- 418 Views
-
Last post by abdikarim86
-
- 3 Replies
- 609 Views
-
Last post by TROUBLE_MAKER
-
- 21 Replies
- 1839 Views
-
Last post by Sumubaridi
-
- 9 Replies
- 1467 Views
-
Last post by Basra-
-
- 2 Replies
- 666 Views
-
Last post by ManD333q
-
- 3 Replies
- 785 Views
-
Last post by Bandit
-
- 8 Replies
- 1029 Views
-
Last post by RebelLion