Page 1 of 1

Madaxweyne Rayaale oo Soo Saaray Xeer Magacaabis Iyo Xilka Q

Posted: Sun Aug 13, 2006 8:01 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
hadhwanaag 2006-08-13 (Hadhwanaagnews) Hargeysa(HWN):-Xeer uu maanta soo saaray madaxweynaha jamhuuriyada Somaliland Md, Daahir Rayaale Kaahin, waxa uu isku bedelay wasiir ku xigeeno, iyo qaar uu magacaabay. C/rashiid Ducaale Qambi oo ahaa wasiir ku xigeenka duulista iyo hawada waxa loo bedelay wasiir ku xigeenka hawlha guud iyo guryeynta.

Mr, Axmed Cumar maxamed (Cago-dable), oo hore u ahaa wasiir ku xigeenka qorsheynta, waxa loo bedelay wasiir ku xigeenka duulista iyo hawada, Md, Axmed Xaashi Cabdi waxa uu madaxweynuhu u magacaabay wasiir ku xigeenka wasaarada qorsheynta, Eng, Khaliif C/laahi Xuseen, waxa loo magacaabay maareeyaha wakaalada Biyaha.

Weriye, Mustafe-janaale
Hargeysa/somaliland

Posted: Sun Aug 13, 2006 8:02 pm
by Khalid 5
war kii huuno rayaale wax buu wadda

Posted: Sun Aug 13, 2006 8:07 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
waxba qudhuunbisigu maa garinkaraan Laughing

Posted: Mon Aug 14, 2006 7:51 am
by bham's_beauty
why do somalis call their Presidents MADAXWEYNE???

Bighead? Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused Confused

Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Mon Aug 14, 2006 12:40 pm
by UniQue_SiSta
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing