Kuma qancin jawaabta aad ka bixisey Cayda Diinta:
Walaal caydu guud ahaan waxaa weeye;
1. Fitno aabaheed.
2. Xumaan hooyadeed.
3. Ceeb Eeddadeed.
4. Cuqdad Habaryarteed.
5. Kala fogeyn ayeydeed.
6. Nacayb awowgeed iyo
7. Colaad adeerkeed.
Iyadoo ay sidaa tahay oo ay karaahiyo tahay caydu guud ahaan ayaa haddana ta ugu danqashada badan ay tahay midda diinta loo geystoÂ…Waxaan xusuustaa Ingiriiska mar ay muddaharaadeen qolyaha Hinddida ah ee haysata diinta Sikh-a waxay jejebiyeen
Movie theaters lagu dhigayey film ay dhibsadeen, simply because one of the places that they acted looked like their templeÂ… Something of that sortÂ… I donÂ’t realy remember the detailsÂ…
Marka walaal, haddii aynu America iyo Europe nimid maaha inaynu ka tegeyno dhaqankii, diintii,Somaalinimadii iyo xurmadiiÂ… Maaha inaynu wax kasta xooreyno. Koley anigu qof baan ahoo cayda waan necbahayÂ…
Walaal, u hiili odey Galol, laakiin ugu hiili inaad khaladka ka qabatoÂ…haku garab istaagin khaladÂ… xaq waxaanu ugu leenahay inuu naga xishoodo, oo uu Somaalidu waa dadkiisii eh haddii uu isagu diinta ka tegey uu anaga nagu xurmeeyo, yes nama yaqaan laakiin xataa walaal, cyberku xushmo ayuu leeyahay.
Guud ahaan golaha waxaan odhan lahaa aan is xurmeyno, koley qofkii raba inuu xumaan sameeyo cid ka joojin karta ma leh aan ka ahayn damiirkiisaÂ… Forumkana waxaa ilaalin kara qolyaha lagu aaminayÂ… khaas ahaan inay ka qaataan talaabo adag aflagaadeynte Allaah SWT iyo Nebi Maxamed CSWSÂ…Koley qolyaha caytamaa waxay leeyihiin dhowr nicks oo qaarkood laga yaabo inay yihiin dadka difaaca culus galayÂ…
Kuligeen aan is cafino, aan is xaq dhwornoÂ… Xaqdarada iyo xumaanta aan iska qabano, sharafka iyo xurmadana aan isku kaalmeyno
Qofkii aan u gefeyow raali ahowÂ….


