Page 1 of 1
Qaasim
Posted: Wed Aug 23, 2006 3:40 pm
by Samatr
I can't believe the news reached me so late, Qaasim passed away.
Allaa yarxama, eebbe ha uu naxariisto abwaan Qaasim.
Posted: Wed Aug 23, 2006 3:42 pm
by kambuli
Alla yaa raxmu..... How come you didn't know? Meeshanaad ku habsaantay!
Posted: Wed Aug 23, 2006 3:47 pm
by Samatr
Shaqadii baa igu badatay, xitaa shantii salaadihii igu waajib ahaa baa dirqi ku gaadsiiya adiguna geeri isoo gaadi weydey baa ka hadlaysaa.

Posted: Wed Aug 23, 2006 3:50 pm
by kambuli
The time you spent bashing me is more than enough for your five salat's...
You may consider cutting back that wasted time

Posted: Wed Aug 23, 2006 3:53 pm
by Samatr
Waxaygu waa kaftan hadaad aflagaado uu qaadaty raali iga ahow inabti.

Posted: Wed Aug 23, 2006 3:55 pm
by Navy9
...and who is qasim?

Posted: Wed Aug 23, 2006 4:08 pm
by kambuli
Samatr,
Taa mar hore ayeynu ka heshiiney walaal ama inaabti eh, laakiin waan la isku kaa halayn karin... Qowlkii aan ku heshiinu waad ka baxdaa..Wax ka xoog badan oo la yidhaahdo qabiil ayaan ku jiidanaya....
