Page 1 of 2
War inantii Kambuli maxaa lagu wada nacay?
Posted: Thu Aug 24, 2006 10:52 am
by foolxume2005
meesha 2 weeks baan ka maqnaayoo dee waxaan soo noqday inantii Kambuli oo lagu wada kacsanyahay, waxaan rabaa inaan ogaado why uu calankeedii u dhacay I mean rag waagii hore respect garaynjiray ayaan iminka arkay iyagoo caynaya, I though it was only me oo islaanta iska dhax arkay

, ragii difaaci jirayna baryahan danbe waxaad moodaa inay iska aamuseen.
Posted: Thu Aug 24, 2006 11:15 am
by kambuli
Foolka,
The sad part is maba ogeyn inaad iska kay dhex aragtay
Raggii I difaaci jirey waxay arkeen inaan anigu ku filanahay weerarka iska caabintiisa....
Laakiin, aniguba waan ka yaabay maalin dhoweyd Cool-man jawaab uu ii qorey

Posted: Thu Aug 24, 2006 11:31 am
by foolxume2005
Soomalidu waxay ku maah maahaan wadar iyo waaxid yaa waalan, marka bal dib isugu yara noqoo eeg why most of the snet folks kuugu kacsanyihiin, and about Coolman muxuu kugu sameeyay? I thought you guys were down like flat tires.
what about Sir-lugooyo and Xoogsade? I mean wali ma aday kula safan yihiin mise soomaali waynta kale?
Posted: Thu Aug 24, 2006 11:49 am
by kambuli
Foolka,
Ma ogtahay inay mar wadartu waalan tahay oo waaxid kuna miyir qabo
Teeda labaad, nin baa beri lagu yidhi " Hebel baa ku caayey" Markaasuu ku jawaabay" Awelba col baanu ahayn"
Cid cusub oo aanu col nahay ma jirto ee waa intii hore uun... Iyana wax shaqsi ah nama dhex yaalo eh waxaa la isku hayaa mowqif...
Teeda saddexaad, dadka meesha ku jiraa, waa cyber people, cidina cid ma taqaan, marka miisaan badan ma leh jacaylkoodu iyo nacaybkoodu..
Ta afraad, Coolmaan wuu ogyahay waxa uu qorey, adna dee waadigii lahaa waxaan arkay Kambuli oo lagu kacsanyahoo dee markaa waa inaad aragtay... Sow maaha
Ta shanaad, Xoog iyo Sir, Somaalidu waxay ku maahmaahdaa "Af jooga looma adeego"
Ta lixaad,
Yaa kugu yidhi "Most of Somalinet baa igu kacsan?" Fekrad haddii la isku khilaafo maaha in la isku kacsan yahay

Posted: Thu Aug 24, 2006 12:37 pm
by foolxume2005
Ina adeer headache baad igu riday markaan akhriyaya jawaabtaadii, laakiin ma arag Coolman wuxuu qoray, I can't even picture Coolman oo adiga wax xun kaa shaagaya ama kuu soo qoraya, waayo he used to had crush on you, I mean b4 me.
anu waxaan ku oran lahaa You need to chill out and stop taking every thing serious, then you will be okey, teeda kale qof ba igu yiri waxaad ku nooshahay Buildinka layiraa Taytaanic ee kuyaala Minosita, maxaa kajira arintaa?
Posted: Thu Aug 24, 2006 12:41 pm
by kambuli
It is funny walaahay....
Oo haddaan headache kugu ridey markaad akhridey jawaabteyda... maxaad su'aal kale ii weydiisey

Sow madaxu laba ku noqon maayo?
Kuma nooli Minnesotta...
Maxaad uga aamustay inaad ka jawaabto" inay jirto, mar ay wadartu waalan tahay waaxidkuna miyir qabo"

Posted: Thu Aug 24, 2006 12:55 pm
by foolxume2005
wadartu intay wada waalato waaxidkuna kaligiis ma saxsanaankaro, marka adaa waalan baan umalaynayaa,
Posted: Thu Aug 24, 2006 1:36 pm
by Daanyeer
Foolka,
Inanta mar danbeeto afka ha ku taagin.
....... I am the MASTER of my chest; i am the CAPTAIN of my fist....
Ur Bother with Intellectual Glasses In S'net !!!!!!!!!!!!!!
YYY Col\Prof Daanyeer YYY
Posted: Thu Aug 24, 2006 1:41 pm
by kambuli
Daanyeer,
Thanks walaal....
Foolka,
Are you 100% sure that there is no even one situation in which the "Wadartu ay waalan tahay waaxidkuna uu miyir qabo"
I am waiting your response...
Posted: Thu Aug 24, 2006 2:05 pm
by foolxume2005
I see you have a new groupie(monkey) anyway walaal sideebay umad dhami u wada waalan kartaa? I mean haday intooda badani waalanyihiin waa in laga helaa hal ama laba adiga kuraacsan, laakiin waxaad i leedahay wadartoo dhan baa waalan adiguna waad fayoowdahay.
MUXUU COOLMAN KUGU SAMEEYAY?
Posted: Thu Aug 24, 2006 2:53 pm
by kambuli
Foolka,
Yaa kugu yidhi, waxay maraysaa shekadu aniga iyo Wadarta Somalinet?
Haddaad shaqsiyaadka qaarkood aad u taqaan wadar, adigaaba wax kaa si noqdeen walee....
Su'aashi aad ka jawaabi kari weydeyna anaa kaaga jawaabaya:
Marbaa jirta ay wadartu waalan tahay, waaxidkuna miyir qabo.
Waxaa weeye, marka uu dhakhtarka waalidu uu daweynayo dad waalan oo badan.... Ma garatay

Jail magnuunka dadka ku jiraa way wada waalan yihiin(Wadar) dhakhtarkuna waa miyir qabaa(waa waaxid)

Posted: Thu Aug 24, 2006 3:23 pm
by foolxume2005
Kambuli said Waxaa weeye, marka uu dhakhtarka waalidu uu daweynayo dad waalan oo badan.... Ma garatay Jail magnuunka dadka ku jiraa way wada waalan yihiin(Wadar) dhakhtarkuna waa miyir qabaa(waa waaxid)
R U saying we're in Jail Magnuun?
Posted: Thu Aug 24, 2006 3:41 pm
by kambuli
Foolxume,
Odhan maysid "OO inleyn marbay wadartu waalan tahay" ee waad soo indha adag tahay weli....Sow maad ogaan inay jirto mar ay wadartu waalan tahay?

La soco hadda wixii ka dambeeya...
Posted: Thu Aug 24, 2006 4:33 pm
by foolxume2005
^^ okey I'm tired of this story, you won.
Posted: Thu Aug 24, 2006 4:42 pm
by Sakhraan
^^ waryee maad iska qiratid Kambuli wad jeceshee, 24h waxaad haysaa kambuli this , kambuli that & kambuli baa halkaa martay.
Sakhraan, seeker of truth & justice