Page 1 of 1

Is Gaalkacyo The Jerusalem Of Somalia? !!!!!!!!!!!!!!!!

Posted: Mon Aug 28, 2006 12:51 pm
by Daanyeer
Source: somalitalk.com


Khilaaf soo kala dhex galay maamul Putland iyo Maamulkii dhawaan looga...



Wararka ka imaanayta Gobalada Dhexe waxa uu sheegayaa in khilaaf xoogan uu soo kala dhex galay maamul Gobaleedka Puntland iyo maamulka dhawaan looga dhawaaqay Gobalada Mudug ee la magacbaxay Gal-Mudug-Land, kaddib markii masÂ’uuliyiin ka tirsan Puntland ay sheegeen in aysan aqoosaneyn maamulka Gal-Mudug, waxay kalloo sheegeen in Magaalada Gaalkacyo aysan heelan Karin labo maalmul.

Arrintaan ayaa waxaa si aad ah uga xumaaday masÂ’uuliyiinta Cusub ee Gal-Mudug oo ku tilmaamay faragelin lagu hayo maamulkooda, isla markaana waxay sheegeen in wararka ka soo ka yeeraya masÂ’uuliyiinta Puntland looga baahan yahay inay ka fiirsadaan.

Sidoo kale mar la wareysyta Madaxweyne ku Xigeenka Puntland Xasan Daahir Afqurac ayaa waxa uu sheegay in maamulku uusan ogeyn meel looga dhawaaqay Gal-Mudug waxa uuna sheegay in Magaalada Gaalkacyo aysan marnaba yeelan doonin wax la labo maamul.