Police suspect Somali girl for killing her mother
Posted: Thu Aug 31, 2006 11:05 am
Haweneey Soomaali ah ayaa maanta lagu dilay Goboka Telemark ee wadankan Norway iyadoo maydkeeda saakay aroortii laga helay gurigeeda oo ku yaala Degmada Ulefoss. poliska Gobolka shir jaraa'id ay qabteen saacaddu markii ay aheyd 13:kii ay sheegeen in Haweeneeydan Soomaalida ah la dilay waxaa ayna dilkaasi sheegeen in ay uga shakiyeen Nin Soomaaliyeed oo isadu ka tirsan Qaraabada Haweeneeydaasi la dilay
Polisku waxaa ay sheegeen in ay Ninkaasi gacanta ku haayaan balse ay su'aalo weydiinayaan uuna xernaan doono inta su'aaluhu ay socdaan lana ogaanayo inuu ku lug leeyahay iyo in kale
gabar ay Haweeneeydaasi dhashay oo 15 jir ah ayaa iyadana sidoo kale waxaa la weydiinayaa
Su'aalo ku saabsan arinka Hooyadeed
ilaa iyo hada lama cadeeynin magaca Haweeneeydaasi waxaase kale oo jira shaki lagaaga shakisan yahay gabadheeda in ay iyaduna ku lug leedahay dilka hooyadeed sidaasina waxaa yiri Qareenka Poliska oo lagu magacaabo Olav Markussen
http://www.somaliweyn.com/pages/news/Ag ... ugust1.htm