SADDEX NIN BAA INNAGA NAGA DHINTAY ALLAHA U NAXARIISTEE

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

qig504
Posts: 16
Joined: Sat May 19, 2001 7:00 pm
Location: Australia

SADDEX NIN BAA INNAGA NAGA DHINTAY ALLAHA U NAXARIISTEE

Post by qig504 »

Shaleyto ayaa laanta af-somaaliga ee BBC waxay wareysatay Cabdullahi yusuf oo wax ka weydiisey dhallintii somaliyeed ee lagu gumaaday qaraxii BAIDOA lala beegsaday[Nimankaasi waa shahiid oo waxba kama hallaabin] ee sababta halkan inaan wax kusoo qoro igu kaliftay waxay aheyd jawaabtii cabdullahi Yusuf bixiyey. Wuxuu yiri

INNAGA SADDEX BAA NAGA DHIMATAY Confused IS HE?. 11 dhallin Somaliyeed baa meesha ku dhimatay: 8 ilaaladiisii gaarka aheyd ka mid ah, iyo 3 ilaaladii shaati gaduud ka mid ah. waxan isweydiiyey warheedhe saddexdu waa maxay

Wuxuu daaqadda ka tuuray Somalidii kale. Wuxuu meel iska saaray daarood. wuxuu kasoo tegey Majeerteen. Wuxuu sii kala faquuqay ilaaladiisii Cumar maxamuud ama [SSDF] iyagoo meyd ah aan nooleyn oo saddex kaliya wax qiimo leh kasoo qaaday.

Ayyoow Ayyoow wacade kan aniga waxba kama sugayo. eebow namooti anya madiina. hawiyoow hawl aa kuu taalla. raxanweyney allaha kuu naxariisto. Dir iyada waataas galab dheer ka tolowdey Somalia oo weli dhabarkeedii sii muuqdo. Wallee Cabdullaahi yusuf barashaa iigu harsaneyd.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”