Page 1 of 2
YOUR REASONS FOR FASTING-THAT'S IF YOU ARE FASTING
Posted: Fri Sep 22, 2006 5:39 pm
by LionHeart-112
Are you fasting this Ramadan?
If yes, why?
If no, rot in hell and your reply isn't necessary.*
*Unless you are a pregnant woman, traveling, sick, too young, menstrauting or you're from the Asharaf tribe in which case you have no religious obligations according to the teachings of Sheikh Abdiqadir Shey-lillah.
Posted: Fri Sep 22, 2006 5:56 pm
by foolxume2005
waraa what kinda of Q is this? I'm a grown man and allah said I should fast or else, that's why I'm fasting? why are you fasting?
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:01 pm
by LionHeart-112
A lot of people just fast because it's the month of Ramadan without really having any knowledge of the blessing of this special month.
Again, why are you fasting?
Because your momma is fasting or u don't want to look like an idiot at the Iftaar table?
Or you truly love Allah (swt)?
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:10 pm
by foolxume2005
Ilaahay waxaa layiri marka lahoristaago waxuu oranayaa aaway kuwii aan aduunka ugu ceeb asturi jiray ee irsaaqadayda cunayay diidayna inay i caabudaan, markaasaa waxaa layiri cadaabtiii oo xarko lagu hahayo ayaa lagaa qab qabanayaa, ku ilaahay caabudi jirayna marka loo sheego inay janada galayaan waxaa layiri haday dhimasho jiri laheed farxad daraadeed bay dhinan lahaayeen, so anigu waxxan ka mid ahay dakuu ilaahay ceebtooda asturay irsaaqada fiicana siiyaya so I will be stupid or dhaadhaan hadaan ilaahay umahadnaqi waayo. that's why I say alhamdulilah 100 times a day markaan arko noloshaan ku jiro iyo how some of my close family and friends that we grew up together ay ugu rafaadsanyihiin africa, who am I ?
This Ramadan I will take full andvantage insha alah.
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:15 pm
by LionHeart-112
Dacuun iyo tiibisho haku dhacee (and my duca will come true since i'm cad-cad), af ingriis ku qor. Af somali ma akhrin karo aniga.
Re: YOUR REASONS FOR FASTING-THAT'S IF YOU ARE FASTING
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:18 pm
by Nabeela
[quote="LionHeart-112"]Are you fasting this Ramadan?
If yes, why? [/quote]
It's non' of your business cad-cad boy.
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:19 pm
by foolxume2005
Af somali ma akhrin karo kulahaa since when? sow adigii ku gabyi jiray, Okey Basra

waraa walaahi I feel funny inaan qof soomali ah af Ingriis kula sheekeysto. gaar ahaan qof sidaadoo kale Flight 13 ah

Posted: Fri Sep 22, 2006 6:22 pm
by LionHeart-112
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:25 pm
by foolxume2005
wzup with the lebonan's flag? ma iyagaa hada ku wasa? since you can't read Somali ask some1 else what that means.
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:27 pm
by Galol
Lionheart
I will put you back on Ignore unless you PM me PDQ.
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:29 pm
by foolxume2005
Galol are you gonna fast?
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:35 pm
by Galol
Foolxume
Soon iyo maxaa iiga dan ah caano subax diidka
salaad iyo maxaa iiga dan ah suxulo maydhmaydhka.
(Anonymous Ogaadeen, Circa unknown)
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:45 pm
by foolxume2005
waxaa layiri aakhiro waxaad arki kuwa cabaadaya oo cadaabta loo sii waso markaasaad oron ninyahow maxasuusataa markaan kula talin jiray ee add idiidi jirtay
Posted: Fri Sep 22, 2006 6:51 pm
by surria
to lose weight

Posted: Fri Sep 22, 2006 8:20 pm
by Galol
Foolxume
Foolxumadii ma doqoniimmaad ku darsatay? Waxaasi waa waxa islaantii kambuli lagaaga qaaday. Eeg annagu markaannu aragno in arrintu soo xuntahay xashkaannu qabanaa ...and voila! clean as a whistle.
Nin lacag lihi cadaab ma galo.