INDHA-CADE SURRENDERS LOWER SHABELLE TOMORROW

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

INDHA-CADE SURRENDERS LOWER SHABELLE TOMORROW

Post by fagash_killer »

Sh. Shariif oo sheegey in ay la wareegayaan Sh.Hoose

29 Sep 29, 2006, 11:10

Midowga Maxkamaddaha Islaamiga ayaa la filayaa in beri ay kala wareegaan maamulka gobolka Shaabelaha Hoose Yuusuf Maxamed Siyaad (Indha Cade), iyadoo xaflad xil warejintaasna ay ka dhaceyso degmada Afgooye oo ka tirsan gobolka Shabeelaha Hoose.

Sheekh Shariif Sheekh Axmed Guddoomiyaha golaha fulinta shareecadda Islaamka oo ka hadlayey masjidka weyn ee Isbaheysiga Saladii Jimcaha kadib ayaa shacabka u sheegay in maalinta beri xaflad lagu wareejinayo gobolka Shabeelaha Hoose ay ka dhici doonto degmada Afgooye, wuxuuna sidoo kale uu sheegay in maxkamaddaha ay mideyn doonaan maxkamaddaha qaabka beeleed ku saleysan ee ka jira Muqdisho iyo gobolada dalka.

Sheekh Shariif oo dhinaca ciidamada Maxkamadaha ka hadlayey ayaa sheegay in ay wadaan maamul loogu sameynayo ciidamada isla markaana la isku dhafi doono Mallishiyaadka Maxkamaddaha, sidoo kale Sheekha ayaa sharaxaad ka bixiyay dhinaca garsoorka ayaa sheegay in ay dhisi doonaan garsoor mideysan oo hal meel laga wada xukumo.

Cali Muxayadiin Cali, Muqdisho

Garowe Online
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”