Can anyone tell these beasts it is Ramadan and stop fighting.
October 02 2006 at 01:33AM
Mogadishu - More than 20 people were killed and 40 injured when two Somali ethnic clans clashed over pasture in an area on the border with Ethiopia, clan-members and Islamist sources said on Sunday.
They said the gunfight between the Saleman and Marehan sub-clans began late on Friday around the border village of Da'dheer, in a 10km radius in both Somalia and Ethiopia's eastern ethnic Somali Ogaden region.
The area is inhabited by pastoralist communities who often cross the border in search of water and pasture for their animals. Fights over scarce resources have occurred in the area before.
"One clan wanted their animals to graze on the land, but the other did not allow it," Hassan Hashi Mohamed, a member of the Saleman clan told Reuters by phone, after mediating.
He said 12 people from his side had died and 20 had been injured: "(Saturday) was the worst day of the fighting."
Islamists controlling Somalia's nearby central Adado town went to the Somali side of Da'dheer to calm tensions.
"After we heard about the fighting, we tried to get elders from both clans together and we are still holding negotiations," said an Islamist source, who declined to be named.
"We have stopped the fighting from spreading," he said, estimating that 10 people from the Marehan sub-clan had been killed and 21 injured.
Fighting among Somalia's myriad of clans and sub-clans has been common since the 1991 ouster of a dictator ushered in an era of anarchy.
Powerful Islamists, who seized the capital Mogadishu from US-backed warlords in June and now control a swathe of southcentral Somalia, say they are bringing back law and order.
Their territorial expansion has challenged the authority of the Western-backed interim government - the 14th attempt at effective central rule since 1991 - flanking the administration, based in a provincial town, on three sides.
http://www.iol.co.za/index.php?set_id=1 ... 307125B254
Somali clan violence leaves 20 people dead-marexaan-saleman
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5661
- Joined: Thu Aug 31, 2006 1:05 am
- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
You're dumb, it's one jufo of Mareexaan. It's Wagardhac vs. Saleebaan. Mareexaan lives from the Hawd and Ogaadeenya to the western Galgaduud and Mudug, and from NFD and southern Ethiopia to Gedo to Kismaayo.
Dadka ha isla simin.
We already had this topic http://www.somalinet.com/forum/viewtopic.php?t=72790
BAAQ Nabadeed Oo Ay Soo Saareen Odayaasha Beelaha Wagardhac Iyo Saleeban
Oct 03,2006
by Nairobi-Gedo News Network
Shir ay isugu yimaadeen odayaasha beelaha Wagardhac iyo Saleebaan ee Nairobi ayaa waxay ka wada hadleen dagaalada dhawaan ka dhacay deegaanka Dacdheer, waxayna isla soo saareen baaqan nabadeen ee soo socda:
- In si deg deg ah oo sharuud laÂ’aan ah labada dhinac u joojiyaan xabbadda.;
- In wixii horay u dhacay laga wada xaajoodo si loo soo afjaro dagaalkan oo
geystey khasaare baÂ’an;
Waxaa laga codsanaya odayaasha iyo masuuliyiinta labadaas beelood ee ku sugan degaanadaas in ay xakameeyaan milishiyooyinka ka kala tirsan iyada oo loo baahanyahay in dib loo xasuusto raadkii ay ku reebeen labadan beelood dagaaladii horay u dhex maray oo kuwaan ka horreeyey, iyo iyada oo horay loo yiri " Dagaal wiil baa ku dhintee wiil kuma dhasho".
Wa Billaahi Towfiiq.
Waxaa Saxiixay Baaqan Nabadeed Odayaasha Beesha Wagardhac
1)Axmad Sheikh Maxamad
2)Shire Sudi Maxamuud
3)Xuseen Warsame Samantar
Odayaasha Beesha Reer Xaaji Suleymaan:
1) Xirsi Xasan Guutaale
2) Cabdi Faarax Jaamac (Cabdiheere)
3) Caabi Culmi Calicad

Jaaliyadaha beelaha wagardhac Iyo Saleebaan Ee Sweden Oo Baaq Nabadeed Ka Soo Saaray Gacan Ku Hadalkii Ku Dhex Maray Degaanka Dacdheer Ee Gobalka Mudug
Oct 03,2006
bySweden-Gedo News Network
Annagoo ah culumaaudiinka,siyaasiyiinta,indheergaradka, aqoonyahaniinta iyo dhalinyarada labada beelood ee sweden waxaan si wada jir baaq nabadeed ugu direynaa beelaha dariska ah ee dirirtu ku dhex martay deegaanka dacdheer ee gobolka g/gaduud. Annagoo si wada jir ah uga xun dhibaatada halkaa ka dhacday ayaan waxaan tacsi u direynaa dhamaan dadgii ku geeriyooday dagaalkaas jahliga ah.
Markaan si wada jir ah uga munaaqishoodnay ayaan waxaan hoosta ka xariiqnay inaan taageerno nabada iyo caqliga wanaagsan oo lagu gaari karo horumar, wada qabsi iyo dhismo daagaankaas.
Annagoo ku jirana bish raxmada lahayd ee ramadaan ayaan waxaan codsi u direynaa culumaaudiinka siyaasiinta, waxgaradka iyo ururada bulshada ee ku sugan dagaanka dhibaatada ka dhacday in si wada jir ah looga shaqeeyo nabada dhamaan beelaha gobolka wadaddaga si loo helo nabad waarta oo bulshada horseedi lahayd wax wada qabsi guud.
Baaqa nabadeed waxaa si wada jir ah u soo diray jaaliyada beelaha Wagardhac iyo Saleebaan
Beesha wagardhac:
1 . Daahir ali xaange
2. Xasan cabdi xoosh
3. Sugule maxamad ciise
4. Maxamad cabdi xoosh
5. Aadan xuseen diini
6. Cawil shiikh baadcadde
7. Maxamad siciid samatar.
Beesha saleebaan.
1. Nabadoon c/llahi siyaad cabdi
2 . C/risaaq shiikh aadan
3 . Bashhir cilmi sahal
4. Xuseen maxamad geedi
5. C/casiis yuusuf jimcaale
Ramdaan wanaagsan dhamaan.

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 459 Views
-
Last post by xiimaaya
-
- 0 Replies
- 558 Views
-
Last post by Coeus
-
- 0 Replies
- 331 Views
-
Last post by newsbot
-
- 89 Replies
- 4989 Views
-
Last post by Broud-SeesTar
-
- 47 Replies
- 3625 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 0 Replies
- 537 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 2 Replies
- 631 Views
-
Last post by Grant
-
- 16 Replies
- 930 Views
-
Last post by nomadicwarlord
-
- 0 Replies
- 273 Views
-
Last post by newsbot
-
- 57 Replies
- 6153 Views
-
Last post by Kalonji