Page 1 of 1

BARRE HIIRAALE DHAQDHAQAAQ CIIDAN KA WADA DEEGAANO KA TIRSAN

Posted: Sat Oct 07, 2006 8:54 am
by fagash_killer
Barre Hiiraale oo dhaqdhaqaaq ciidan ka wada deegaano ka tirsan gobalka Geddo.

October 07 2006 HornAfrik, Mogadishu, Somalia

Dhaqdhaqaaqyo ciidan oo xoogan ayaa ka socda deegaano ka tirsan gobalka Geddo ,iyadoo habeenimadii xalayna tiro maleeshiyooyin ah oo ay hogaaminayaan xubno ka tirsan isbaheysigii dooxada jubba isla markaana wata gawaarida dagaalka ay u runqaasadeen dhanka gobalka jubbada dhexe.

Maleeshiyaadkan ka tirsan ciidamadii maamulkii dooxada jubba oo dhawaanahaan fariisin ay u aheyd degmada baardheere ee gobalka Geddo ayaa qaar ka tirsan waxa ay habeeenimadii xalay u ambabaxeen dhanka gobalka Jubbada Dhexe sida ay xaqiijiyeen xubno ka tirsan mas`uuliyiinta isbaheysigii dooxada ee dhawana halkaasi gaaray.

Maleeshiyaadkaani oo ku hubeysan gawarida dagaalka ayaa xalay la arkayay iyaga oo u diyaar garoobayo dhaqdhaqaaq milateri , iyadoo dhaqdhaqaaqyadaasi oo si xoogan u socda ayaa hadana aan la ogeyn waxa ka dambeeya .

Waraar lagu kalsoonaan karo oo ka soo baxaya saraakiil ka tirsan isbaheysigii dooxada jubba ee iminka jooga Baardheere ayaa sheegaya in ciidamadaani ay baro milateri ay ka sameysanayaan qeybo ka mid ah deegaanada gobalada jubooyinka

Diyaar garoowga ciidamadii dooxda jubba ee u hogaaminayo wasiirka gaashaandhigga Barre Hiiraale ayaa soo baxaaya xili ay jiraan warar sheegya in ciidamada maxakimta iyana fariisimo hor leh ka sameysteen deegaano ka tiran gobalka jubbada dhexe.

Dhaqdhaqaaqyadaani ayaa dad badan ay rumeysan yihiin in ay keeni karan isku dhac dagaal oo dhex mara ciidamada maxaakimta iyo kuwa Barre Hiiraale.

C/laahi Shiikh Ismaaciil oo ahaa abaanduulihii dooxada Jubba ayaa dhawaan sheegay in mar waliba ay ka go`an tahay in ay dib ugu laabtaan magaalada Kismaayo , horayna ay uga soo baxeen xeelad milateri.

Posted: Sat Oct 07, 2006 9:01 am
by Somaliman%
why go through another embrassing experience wasn't the last time enough... Laughing Laughing Laughing

Posted: Sat Oct 07, 2006 9:12 am
by Intruder
Hiiraale just bought new Nike sneakers and he wants to see how fast they will help in sprinting into a new record.

Posted: Sat Oct 07, 2006 9:30 am
by COSTA
They are trying to defend GEDO Laughing Laughing Laughing

Soon all Marexaar will be out of Somalia like their
uncle Siyaad Barre Laughing

Posted: Sat Oct 07, 2006 9:50 am
by fagash_killer
[quote="Intruder"]Hiiraale just bought new Nike sneakers and he wants to see how fast they will help in sprinting into a new record.[/quote]

yeah just like your president Laughing but atleast barre is trying to save his face, why did dahir riyaale alongside one of the socalled super army of the horn of africa fled of an subclan of not only harti but dhulbahanta Laughing

Posted: Sat Oct 07, 2006 10:08 am
by Galol
FK

One difference: Riyale was in their town; Hiiraale was in his town. A better analogy would have been Riyale being chased out of Borame by Issas.

Posted: Sat Oct 07, 2006 6:38 pm
by DawladSade
[quote="Galol"]FK

One difference: Riyale was in their town; Hiiraale was in his town. A better analogy would have been Riyale being chased out of Borame by Issas.[/quote]


Exactly so why would Riyaale allow the Issas to fight in his city and destroy let his people be the casualty?

barre left to give everyone a chance to clear the city and the city is clear. barre is going back and teach this hawiyes why they wanted to become friends with mareexaans ever since FEERO QUMUMAH, Galgaduud and LAFA HAWIYE, Gedo.

Posted: Sat Oct 07, 2006 7:13 pm
by smooth
^ what a laughing Stock nabeela must be ashamed of u Laughing

Posted: Sat Oct 07, 2006 7:14 pm
by DawladSade
cool

Posted: Sat Oct 07, 2006 7:22 pm
by smooth
Why not endorse it after the first humiliating defeat ? surely bare hiraale new weeks in advance ICU was marching towards kismaayo, your trying to sell to the people that the cowardice abdi bile roadrun he preformed was a strategic move Laughing Laughing

Just abandon this site with a lil grace atleast, and take that amxaar di!ck out of your mouth 2

Posted: Sat Oct 07, 2006 7:33 pm
by Young_Activist
Smooth, Why indorse it,when in four days u can capture it all? I have a feeling dat ICU aka Hawiye's time is up in the somali politics field.

Posted: Sun Oct 08, 2006 3:00 pm
by Nabeela
[quote="smooth"]^ what a laughing Stock nabeela must be ashamed of u Laughing[/quote]

Waryaa ilahay yaqaan!!

Get off Barre's nuts, for God sakes.

Posted: Mon Oct 09, 2006 12:42 am
by Smile-LiKe-SuN-RiSE
"They are trying to defend GEDO

"Soon all Marexaar will be out of Somalia like their
uncle Siyaad Barre"
Stupid adoon bastard who do u think we're ur insignificant adoons aka bantus( Rolling Eyes ) People like u are disgrace to the human race uff.
Hutu Talibans and their basal eating Arab allies will regret their fake wadadism propangada, they are no comparable to Bare's well trained armies. Shitt they don't who the fuck they messing with Exclamation

Posted: Thu Oct 12, 2006 3:22 am
by smooth
Young

Posted: Sat Oct 07, 2006 7:33 pm

5days have past since you have posted that still no change, you must be stupid if you still hold the notion that ICU is completly hawiye or if TG supporters are purely darood!

Posted: Thu Oct 12, 2006 3:55 am
by qudhac-m
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Waaar ninku baalixoofto waynaa, waxaa dilay dhaq dhaqaaaq ilaa maalintii la eryaday.
Kaaga darane waxaa looogu yeeedhaa Wasiirka Difaaca Laughing Laughing Laughing