CADE MUUSE WANTS TO RECAPTURE MAJAHAN IYO DARAN(CALMADOW)

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

CADE MUUSE WANTS TO RECAPTURE MAJAHAN IYO DARAN(CALMADOW)

Post by fagash_killer »

this good news for uic supporters, but this bad news for daroods who are anti uic

Warar sheegaya in Cade Muuse oo soo abaabulayo siduu ku qabsan lahaa Majayahan iyo Darin (Calmadow)

Boosaaso:- Warar ilo lagu kalsoon naga soo gaarey ayaa sheegaya in Cade Muuse oo abaabul siyaasadeed iyo mid ciidameed uu ku jiro kuwaas oo ku wajahan siduu ku qabsan lahaa deegaanka Majahayan oo ay hore uga dhaceen dagaalo dhimasho iyo dhaawac keenay iyo Darin oo ku taala Buuraha Calmadow.



Wararku waxay intaa ku darayaan in Cade Muuse oo hada ku sugan Magaalada Dubai uu shirar hoose la galey shirkada Range Resource, shirkadaas oo hor dhigtey Cade Muuse go'aan adag oo ah soo celi xoolihii nooga baxay ama xali nabad gelyada meelaha aanu macdanta ka qodeyno oo ugu horeysa Majayahan iyo Darin.



Shirkada Range Resources oo ay maamulaan dad mugdi ku jiro taariikhdooda ayaa waxay heshiis la galeen shirkad Canada ka timi oo lagu magcaabo Canmex Minerals, shirkadan oo ku takhasustey Macdan safeynta iyo soo saarida lacagta lagu heshiiyeyna waxa weeye $67.50 million.



Shuruudaha ay shirkadan Canmex Minerals ayaa waxaa ka mid ah in ay si dheeli tiran u hesho faa'iidooyinka kasoo baxaya waxaana wararku sheegayaan in ay dalbatey boqolkiiba sideetan (80%) lamana oga inuu Cade yeelay arinkas, laakiinse su'aashu waxa weeye dadka dhulkooda lakala daganayo meeye? Heshiiskii halakan ka akhriso



Cade Muuse ayaa waxa uu ku hawlan yahay dhowr arimood oo kala ah sida uu marka hore heshiis kama danbeyn ah ula geli lahaa Maxaakimta, uuna ka helo damaanado kadibna uu u faaruqu Majayahan oo weli hunguri ka hayo, hadii uu ku dhameyn kari waayo siyaasadna uu ku dhameeyo dagaal hor leh.



Cade ayaa laga doonayaa inuu dhameeyo arinka sugida amaanka goobaha macdanta oo aysan gacanta hada ugu jirin hadey ahaato kuwa Bariga fog ama kuwa Majayahan oo ay hada fadhiyaan ciidamada Galaydh iyo Darin oo ah qalbiga Gobolka Sanaag.



Cade Muuse ayaa dhowr jeer isku deyey sidii uu sasaban lahaa dadka dega deegaankaas isagoo dhowr jeer dalbaday inuu la kulmo dadka deegaanka iyadoo taas lagu gacan sayrey, loona sheegay in inuusan cagta soo dhigi karin Sanaag iyo GGB.



Wararkan hada soo baxay ayaa waxay halis ku noqon doonaan amniga Gobolka Bari iyo Sanaag oo ka mid ah meelaha ugu nabad gelyada Badan ee gayiga Soomaaliyeed iyadoo ay ka jirto kala danbeyn.



LaasqorayNET, Boosaaso.
Last edited by fagash_killer on Thu Oct 12, 2006 12:23 pm, edited 1 time in total.
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

^^: How Many Websites Do You Visit?
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

no costa, i dont want to visit habaashi websites Laughing
User avatar
Descendant_of_SultanGuled
Posts: 54
Joined: Thu Aug 25, 2005 6:32 pm
Location: Gobalka Waqooyi Galbeed, HOOYGEYGA HARGEISA

Post by Descendant_of_SultanGuled »

hey there COSTA ur funny Laughing
User avatar
COSTA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13754
Joined: Fri Jun 25, 2004 7:00 pm
Location: (Sapo)= Min arbetsgivare

Post by COSTA »

^^Enemy of Madmullah__Sayfullah :Go and get a job Laughing Laughing Laughing
User avatar
Descendant_of_SultanGuled
Posts: 54
Joined: Thu Aug 25, 2005 6:32 pm
Location: Gobalka Waqooyi Galbeed, HOOYGEYGA HARGEISA

Post by Descendant_of_SultanGuled »

i dont get it ya akhi ana cumbulo cuna noh

i joined 2005 noh abti Twisted Evil
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”