SHEIKH HASSAN TURKI'S WAR ON QAAD SUCCEEDING

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Lacageylacag
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2123
Joined: Wed Aug 27, 2003 7:00 pm
Location: sharia enforcement agency, Tawheed controlled zone.

SHEIKH HASSAN TURKI'S WAR ON QAAD SUCCEEDING

Post by Lacageylacag »

The Maxkamaha moqdisho were scared to ban qaad but Sheikh Hassan Turki banned it in kismayu.

Many Qodaadis pretend to be Barre Hirale's supporters and demonstrate against the Ahlul kheyr but the situation is much calmer than the maxkamaha expected.

The islamic courts troops are not corrupt so rules are implemented to the letter.
The Qaad days in moqdishoow is numbered after the successful experiment in kismayu.


__________________________________________________
Mogadishu - 14-October -2006-Allceeldheer.com Ciidamada maxaakiimta islaamka Somalia oo fadhigoodu yahay magaalada Afmadow ee gobolka J/dhexe ayaa dab qabad siiyay qaad laga keenay dhinaca dalka Kenya, iyadoo ganacsatadii qaadkaasi ay si weyn uga carootay.

Qaadkaan oo lagu keenay ilaa labo baabuur ayaa ciidamada Maxaakiimta islaamka waxa ay ku gubeen magaalada Afmadow fagaare ku yaala, iyadoo dad badana ay daawanayeen sida ay allceeldheer.com u sheegeen dad goobjoogayaal ah oo ku sugan Dhoobleey.

Axmed Diiriye C/kariim oo ah madaxa warfaafinta gobolada Jubooyinka ee Maxaakiimta islaamka ayaa saxaafadda u sheegay in qaadkaasi dab la qabad siiyay, horeyna ay digniino uga bixiyeen maxkamadaha islaamka.


Ganacsatadii iska leheyd qaadkaan ayaa caro ka muujiyay, iyadoo maxkamadaha islaamka ay ku andacoodeen in horey digniino ay uga soo saareen qaadka in aan lagu cuni Karin ama aan ganacsi lagu keeni Karin deegaanadaasi.

Inta badan dalka Somalia dadka qaadka isticmaala ayaa lagu qiyaasaa 40% halka 60 ka kalena ay leeyihiin balwado kale.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”