This is what i was afraid of:(
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Maxkamada Islaamiga Tawfiiq ayaa tacshiiirad karbaashid ah ku fulisay Dhakhtar Somaliyed oo caan ah, kuna takhasusay Cudurada Caruurta kadib markii loogu Galay Xaruntiisa caafimaad iyo xafiiskiisa isagoo Koob Biyo ah cabaya .
Dhaqtarkan ayaa la sheegay in markii la soo qabanayey uu u sheegay ciidamadii qabtay in caafimaad xumo ay heyso laakin waxaa arintaas ka biyo diiday talliyihii watay ciidamadii weeraray Xaruntiisa oo sheegay in lagu fulinayo xukun tacsiir ah oo aalaaba lagu fuliyo masoomayaasha .
Dadweyne aad u fara badan ayaa u soo daawasha tagay tacsiirta karbaashka ee lagu fulinayo Dhaqtarkan oo ah mid caan ka ah gudaha magaalada muqdsiho,inkastoo uu codsaday in magaciisa la xusin.
Waxaana baabuur uu ku xiranyahay codbaahiye oo ay leedahay Maxkmada Tawfiiq dadka Magaalada lagu ogeeysiinayey in ay isagu soo baxaan daawashada klarbaashka lagu fulinayo Dhaqtarka.
Arintan ayaa nooqtay sheekada ugu hadal haynta badan magaalada muqdisho, oo ay dadka isla dhexmarayeen,maadaama ay tahay arin laga xumaado in karbaash lagu fuliyo shaqsi ku doodaya inuusan soomi karin waqti-xaadirka maadaama lagu sheegay inuu qabo cudur u faxasaya inuusan soomin waqti-yada qaarkood caafimaad xumo dartiis,iyadoo arintan ay cambaareeyeen Dhaqaatiirta ku sugan Magaalada Muqdisho

-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS

- Posts: 161
- Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
- Location: Hidden in a Spider Hole
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 1835
- Joined: Mon May 07, 2001 7:00 pm

[quote="surria"] http://www.idamaale.com/view_article.php?articleid=4363 [/quote]
a woman is being flogged in the picture. stupid suria, if you gona defame the maxaakim, come up with something more credible.
idamaale is on my ignore list from now ownwards.
a woman is being flogged in the picture. stupid suria, if you gona defame the maxaakim, come up with something more credible.
idamaale is on my ignore list from now ownwards.
-
- Posts: 161
- Joined: Thu Dec 01, 2005 2:06 pm
- Location: Hidden in a Spider Hole
-
- SomaliNet Super
- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 805 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 2 Replies
- 673 Views
-
Last post by king of kismayo
-
- 8 Replies
- 653 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 65 Replies
- 3754 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 12 Replies
- 1311 Views
-
Last post by Demure
-
- 10 Replies
- 856 Views
-
Last post by BLUE RUSH
-
- 6 Replies
- 680 Views
-
Last post by R.I.P Kiyan