Magaalada Muqdisho ayaa maanta saacadu markay ahayd 1dii duhurnimo waxaa ka dhacay tacsiir lala beegsaday suxufi soomaaliyeed oo lagu soo oogay dembiyo ka dhan ah anshaxa iyo asluubta wanaagsan. Suxufigaa oo lagu magacaabo Xassan Muudey Mayow, 32, ayaa maanta lagu karbaashay fagaaraha Jeedal ka Waraabis ee badhtamaha magaalada ku taala. Maxkamuduhu si rasmi ah uma aysan faahfaahin dembiyadii uu Suxufi Xasan Muudey ku muteystay jidh-dilkan.
Hase yeeshee waxaa maanta gelinkii dambe noo suurtowday inaanu waraysi la yeelano - isagoo ka soo baxay masaajidka Al Badar - Taliyaha Ciidanka la dagaalanka Fusukha iyo Dabargoynta Raaxada iyo Nolosha Macaan, isla markaana ah Guddoomiyaha Maxkamada Al Wiskhaan, Al Xaaji Sheekh Abuu Mucaad Cali Tooxow. Taliyaha ayaanu weydiinay dembigii uu galay Suxufi Xassan Muudey, waraysigiina sidanuu u dhacay:
Abuu Mucaad: Maantay anagoo roondo magaalada ku suubeyna, Boondheere unukoo mareyna aan shibaakada waxaan ka aragnay igaarkaanoo naagtiisa u galmoonaaya
INN: Taliye maxaad daaqada uga khaawisaysay reerkii markii horeba?
Abuu Mucaad: Unukaa dalka u talina meehaan rabnana waa fiireynaa, xaad suubeydaa? Arey sheekada aan watee shibaakada minaa ka fiirinay mise igaarkaan naagtii intaa foorariyay oo jilba jabsatay ow isagana gadaasheeda roogaa, nafta ka ceshowyaa geedda sheydaanaa uuskiis lehe, marka unuka waxaan u maleenay inuu naagta si aan dabiici ahayn uga faa'iidaysowyo.
INN: Waxaad moodeen inuu xagga dambe uga tegayo gabadha?
Abuu Mucaad: Markaaseytiyaan gurigii galnay, waa jeebeeynay labadoodii waana dhirbaaxnay, markaan ku qaylinay laakiin waa dafireen inay qalad suubiyeen. Naagta caadiyaan u dhabay ow dhahay, laakiin beentiisa arka unukaaba indhaheena ku arkeenay asoo dabada ku kudaaye nacalaa sheydhaanka ku yaalee. War yaanan kugu daalin ee markii oo eey ku adkeesteen hadalkoodii aan naagta geedkeeda fatishnay.
Sheekh Abuu Mucaad wuxuu noo sheegay inay gabadha baadhitaan lagu sameeyey xubneheeda taranka iyo qashin-saarkaba, iyadoo gudagalkaa looga dan leeyahay in la xaqiijiyo in galmootankoodu ahaa mid dabiici ah iyo mid kale. Waxaa halkaa ku cadaatay in ninkaa iyo gabadhiisu aanay haba yaraatee si xil leh u dhicin cayaartoodu. Hase yeeshee Taliye Abuuc Mucaad iyo ciidankiisu il gurracan ayay ku godeen sidii qumanaanta ka fogeyd ee ay darmada ugu wada cayaarayeen labadaa ruux. Taliye Abuu Mucaad wuxuu isagoo ay wejigiisa ka muuqato cadho iyo yaxyax, liidayana foolxumadii iyo qaabdaradii ay isu saarnaayeen labada qof, ii sheegay inaanuu weligii arkin falxumadaa intaa le'eg wuxuuna ku balan qaaday inuu qofkii sidaa u dhaqma Xukun lagu qaadi dooni. Dhegxumo iyo facshiraad iyo weji gabax ayaa u dambayn doonta qofkii sidaa sharka leh xaaskiisa ugu galmooda.
Taliye wuxuu ku nuuxnuuxsaday inay isaga iyo ciidankiisu yihiin ma-noogeyaal liddi ku ah sharka iyo fasahaadka iyo asluub-darrada. Shibaako walba waan idinka daawanaynaa, duleed walba waa taaganahay, habeen iyo maalin waa idinka war haynaa, nagamana dhuuman kartaan, ayuu yidhi Taliye Abuu Mucaad.
Suxufi Xasan Muudey Mayow dhaawacyo weyn baa ka soo gaadhay karbaashkii, wuxuuna iminka ku sugan yahay cistibaalka Sharooto iyo Kaabsul. Dib dambe naagtayda ugu tegi maayo ayuu yidhi ilaa aan shati ama boono ka soo goosto Maxkamada al Wiskhaan.
Maxkamadu waxay iminka ku hawlan tahay soo saarista qoraalo lagu iclaamayo habka suuban ee laba qof ay isugu tegi karto iyagoon waxyeelayn caafimaadka dhaqanka bulshada
Irhaab News Network
All Rights Reserved
Journalist Flogged in Mogadishu by the Islamic Courts
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
dude if i remember correctly it was you who invented the word HUTU in somalinet
just to express how much hate you had for the southern clan.
look at you now showing nothing but love . did you give up on daarodnimo you always tiredlessly supported or you just realised there is no future on the ABD yusuf GOVERMENT.
which one is it

just to express how much hate you had for the southern clan.
look at you now showing nothing but love . did you give up on daarodnimo you always tiredlessly supported or you just realised there is no future on the ABD yusuf GOVERMENT.
which one is it

-
- SomaliNet Super
- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 625 Views
-
Last post by QansaGabeyle
-
- 55 Replies
- 425 Views
-
Last post by Lacageylacag
-
- 0 Replies
- 49 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 11 Replies
- 1244 Views
-
Last post by +chilli
-
- 25 Replies
- 2030 Views
-
Last post by Lil_Cutie..
-
- 91 Replies
- 6108 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 0 Replies
- 622 Views
-
Last post by chimini
-
- 37 Replies
- 2606 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 85 Replies
- 4867 Views
-
Last post by Raven_Sky