Page 1 of 1

SHEIKH XASAN TURK:WAX LA YIRAAHDA SOMALILAND MAA JIIRAAN

Posted: Wed Oct 25, 2006 9:50 am
by fagash_killer
this sheikh is getting funny Laughing Laughing Laughing

Midnimo Information Center
mic 24 - 10- 2006 - Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha Soomaaliya

Sheekh Xasan Turki”Wax La Yiraahda Somaliland ma jiraan dalka oo dhan waa Islaamka waana Soomaaliweyn”

Hoggaamiyaha Maleeshiyada Maxkamadaha ee Gobolada Jubbooyinka Sheekh Xasan Turki ayaa sheegay in xubnaha Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Baydhabo dhawaan boorsooyinkooda la carari doonaan,wuxuuna sheegay inay ku wajahan yihiin haddii ay yihiin Maxkamadaha Islaamiga Magaalada Baydhabo.

Mr Turki ayaa sheegay in aysan jirin wax la yiraahdo Somaliland, waxaa uu sheegay in dalka oo dhan la yiraahdo somaliweyn sidaas darted dhawaan Maxkamadaha gaari doonaan Magaalooyinka Boosaaso, Burco iyo Hargeysa.

Sheekh Xasan Turki ayaa dhinaca kale sheegtay in guulo waa weyn ka gaareen dagaalkii daraad la galeen Maleeshiyadii uu hoggaaminayay Col Barre Hiraale, laakiin Sheekha ma uusan sheegin halka uu hadda ku sugan yahay Barre Hiraale, balse waxaa uu ku micneeyay Barre Hiraale inuu yahay hoggaamiye kooxeedkii ugu dambeeyay oo Maxkamadaha ka taqalusan.

Posted: Wed Oct 25, 2006 10:00 am
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Laughing THIS GUY IS GOING TO DESTROY THE UIC, WITH ALL HIS TALK, THEN U HAVE AWEYS SAYING ALL OF THIS IS PROPAGANDA Laughing

Posted: Wed Oct 25, 2006 10:17 am
by LAFO-LAFO
You sound the most anxious man here. UIC were designated to fight thugs and warlord only. Their honeymoon is geting over and they will fight one another...Btw Hadaad qalbiga sidaa uga jeceshay Don't count your chickens before they hatch.
.
.
.
.
.
.
LE JUSTCIER

Posted: Wed Oct 25, 2006 1:29 pm
by gurey25
Excellent..

may allah keep hassan turki alive so he can perform like this again and again.

Laughing

Posted: Wed Oct 25, 2006 1:33 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Oct 25, 2006 5:25 pm
by fagash_killer
amen Laughing Laughing

Posted: Wed Oct 25, 2006 6:16 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="fagash_killer"]amen Laughing Laughing[/quote]

waar ma gaal baad tahay, dheh AMIIN Laughing

Posted: Wed Oct 25, 2006 7:59 pm
by musika man
a faqash killer supporting colonel turki is like believing hutus understand jihad.

Posted: Wed Oct 25, 2006 8:13 pm
by highclass
[quote="Enemy_Of_Mad_Mullah"]:lol: THIS GUY IS GOING TO DESTROY THE UIC, WITH ALL HIS TALK, THEN U HAVE AWEYS SAYING ALL OF THIS IS PROPAGANDA Laughing[/quote]

WTF , thats what the ICU already believe in. He said notthing new... Laughing

Re: SHEIKH XASAN TURK:WAX LA YIRAAHDA SOMALILAND MAA JIIRAAN

Posted: Thu Oct 26, 2006 6:17 am
by muslim-man
[quote="fagash_killer"]this sheikh is getting funny Laughing Laughing Laughing

Midnimo Information Center
mic 24 - 10- 2006 - Wararkii ugu dambeeyay ee arrimaha Soomaaliya

Sheekh Xasan Turki”Wax La Yiraahda Somaliland ma jiraan dalka oo dhan waa Islaamka waana Soomaaliweyn”

Hoggaamiyaha Maleeshiyada Maxkamadaha ee Gobolada Jubbooyinka Sheekh Xasan Turki ayaa sheegay in xubnaha Dowladda Federaalka ee ku sugan magaalada Baydhabo dhawaan boorsooyinkooda la carari doonaan,wuxuuna sheegay inay ku wajahan yihiin haddii ay yihiin Maxkamadaha Islaamiga Magaalada Baydhabo.

Mr Turki ayaa sheegay in aysan jirin wax la yiraahdo Somaliland, waxaa uu sheegay in dalka oo dhan la yiraahdo somaliweyn sidaas darted dhawaan Maxkamadaha gaari doonaan Magaalooyinka Boosaaso, Burco iyo Hargeysa.

Sheekh Xasan Turki ayaa dhinaca kale sheegtay in guulo waa weyn ka gaareen dagaalkii daraad la galeen Maleeshiyadii uu hoggaaminayay Col Barre Hiraale, laakiin Sheekha ma uusan sheegin halka uu hadda ku sugan yahay Barre Hiraale, balse waxaa uu ku micneeyay Barre Hiraale inuu yahay hoggaamiye kooxeedkii ugu dambeeyay oo Maxkamadaha ka taqalusan.[/quote]

Inshaallah Very Happy