Page 1 of 1

He was predator in his life time DIGAALE JAMA

Posted: Fri Oct 27, 2006 7:12 am
by LAFO-LAFO
Digaale 1998-1995

Wuxuu u qabtay 3 casho inay xaaskiisa oo ka duday ku soo ceshaas.

Cali Naalleeyoow yaan taladu ciiro kaa geline
Weligiinba naag ciriq qabtaa cidhib ku beeshaane
Cantar-Binu-Shaddaad baan ahiyo Cumarka waaweyne

Cismaan iyo cumar, iyo haddaan Caliyaraw yeedho
Oo ay sida waraabe u ciyaan cayn kalay noqonne
Caanaha intaa layska qubin celiya reerkayga.

Posted: Fri Oct 27, 2006 11:14 am
by LAFO-LAFO
I hasten to add this only for Cilmiile.