Mr. Digaale gave their final chance to return "xaaskiisa oo ka duday una baxsatay Nugaal iyo reerkooda. To spare themselves, they agreed to.
Cali Naalleeyoow yaan taladu ciiro kaa geline
Weligiinba naag ciriq qabtaa cidhib ku beeshaane
Cantar-Binu-Shaddaad baan ahiyo Cumarka waaweyne
Cismaan iyo cumar, iyo haddaan Caliyaraw yeedho
Oo ay sida waraabe u ciyaan cayn kalay noqonne
Caanaha intaa layska qubin celiya reerkayga.
I hasten to add this only for Cilmiile.
