Maleeshiyooyin taabacasanaa Col. Cabdi Xasan Cawaale (Qeybdiid) oo ka tirsanaa xubnihii isbaheysigii la dagaalanka argagxisada ee ciidamada maxkamaduhu uga adkaadeen dagaalaadii ku dhexmaray Muqdisho ayaa la sheegayaa iney ka soo baxsadeen oo ka dibna ku biireen ciidamo ka tirsan golaha maxkamadaha oo ku sugnaa deegaano ka tirsan gobolka Galgaduud, iyadoo maleeshiyoyinkaasina ay ku hubeysnaayeen ilaa 4 gaari oo kuwa dagaalka ah.
Arintan ayaa la sheegayaa iney ka dambeysay markii sida la sheegay ay wadahadalo hoose in muddo ahba u socdeen taliyeyaasha maleeshiyooyinkaasi iyo xubno ka tirsan maxkamadaha Islaamka oo ku sugan gobolada dhexe ee Soomaaliya, iyado mudooyinkanba la arkayey maleeshiyooyin soo baxsanaya oo ka dibna ku soo biiraya ciidamada maxkamadaha, waxaana kuwii ugu dambeeyey ee noocan oo kale ah ay ka dhaceen magaalooyinka Kismaayo iyo B/weyne.
Abdiwahab, this one is for you
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super

- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super

- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
I spoke to the front where I was informed that these tuugo are the same ones who defected from the ICU.
Their cars got stuck in the mud and they fled on foot. A small group of not more than 5 cousins who were upset at the lack of jaad.
They will be back now that there is a Saleman vs. Sacad war brewing.
-
LAFO-LAFO
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Galmudug@Abdiwahaab.com
Cabdi qaybdiid miyuu weli dagaalamayaa? miyaanu quusanoo odhan ADIGUBA CAQLAAD LEEDAHEE CARAR MAXAA DHAAMA
Cabdi qaybdiid miyuu weli dagaalamayaa? miyaanu quusanoo odhan ADIGUBA CAQLAAD LEEDAHEE CARAR MAXAA DHAAMA
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 21 Replies
- 1702 Views
-
Last post by Sadaam_Mariixmaan
-
- 6 Replies
- 733 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 1 Replies
- 458 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 3 Replies
- 825 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 61 Replies
- 3146 Views
-
Last post by Htologist
-
- 3 Replies
- 729 Views
-
Last post by new-york23
-
- 12 Replies
- 1339 Views
-
Last post by Somali-Transporter
-
- 12 Replies
- 1289 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 10 Replies
- 754 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 2 Replies
- 574 Views
-
Last post by Babygirl-