HYENAS CURING SPIRITS AND JINNI IN SOMALIA and Plus!

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Kramer
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4342
Joined: Sun Apr 03, 2005 12:45 pm
Location: At Cawar's house, watching TV while Ina Baxar is practicing nursing on Cawar!
Contact:

HYENAS CURING SPIRITS AND JINNI IN SOMALIA and Plus!

Post by Kramer »

This is some crazy shyt, some guys in Mugadisho using hyenas to earn their income by curing spirits and other disease with it and by taking money from tourist.


http://www.somaliatalk.com/2005/nov/dhurwaa.html

This is Interview with the guy named C/Qani Urur Nageeye Fool-Fool Laughing
Laughing
S: Goorma ayaad Dhurwaagaan soo qabateen?

J: Aniga iyo labo wiil oo dhaliyaro ah oo wadana Gaari ayaa mar aan mareynay Siliga Ameerikaanka ee Magaalada Muqdisho waxaan aragnay bahal Mukulaal u eg oo dariiqa goynaya, markiiba inta Gaarigii joojinay ayaan bahalkii xaggiisa u dhaqaaqnay, meel ood ah ayuu naga galay, waxaan ka soo qabanay halkii, wuxuu markaa jiray ama lagu qiyaasi karay labo bilood.

S: Hadda imisa sanno ayuu jiraa?.

J: Wuxuu jiraa labo sano iyo dhowr bilood.

S: Cuntada uu cuno waa noocee?.

J: Intii uu soo gaarayay lix bilood wuxuu cuni jiray cuntada dadka caadiga ah ay cunaan sida Caanaha, Cambuulada, Cajeerada IWM, balse dhowr sano kaddib waxaan u qoondeenay ama aan u qorsheenay in maalin dhaaf aan lix Kiiloo Hilib ah siino.

S: Sow ma aha kharash aad u fara badan?.

J: Isaga ayaa soo saarta kharashkiisa.

S: Oo sidee ku soo saartaa?.

J: Dadka ayaan ku Daaweynaa.

S: Oo sidee ayaad ugu daaweysaan?

J: Cudurada dhan ma wada daaweyno, ee waxaa ku daaweynaa dadka Jinka qaba.

S: Oo sidee ayaad ugu daaweysaan?.

J: Waxaan ugu daaweynaa, marka hore Qofka Jinka qaba ayaa Dhurwaaga loogu galinayaa guriga isagoo xirxiran, markiiba qofkii Jinka qabay ayaa mar dambe soo naaxaya, markaas ayuu wuxuu leeyahay sidee wax u jiraan waa mar uu Caafimaadka helo

S: Sidee lagu ogaadaa qofka Jinka qaba?.

J: Qofka Jinka qaba haddii uu Toban qof ku dhex jiro Dhurwaagu isaga ayuu abaaraa, sidaas ayaa lagu ogaadaa qofka Jinka qaba.

S: Qofka lagu doonayo in Jinka laga daaweeyo imisa ayaad ka qaadaan oo Kharash ah?.

J: Waxaanu ka qaadnaa Hal Malyan oo shillin Soomaali ah oo u dhiganta 70 Doollar

S: Imisa qof ayaa ku daaweyseen ila iyo haatan oo Jin qabay?.

J: Labadii sano ee Bahalkaan aanu heynay waxaan ku daaweenay ilaa iyo Boqol ruux oo nooga kala yimid Muqdisho iyo Goboladda ku hareereysan.

S: Maxay tahay waxyaabihii kuugu yaabka badnaa intii aad dadka Jinniga ka daaweyneyseen?.

J: Waxaa iigu yaab badnaa, markii inta qof Jin qaba Dhurwaagii loo soo xirxiray la damcay in Dhurwaaga lagu sii daayo, ayaan waxaan arkay Dhurwaagii oo isaga ceego lagu hayo, oo halis naftiisu gashay, waxaana taas ugu wacan Jinka qofka ku jira oo ah mid aad u xoog badan, waxaana markaasi la isugu daraa QurÂ’aan iyo Waraabihii.

S: Maxaa kale oo faaÂ’iido ah ayaad ka heshaan marka laga tago ku daaweynta Jinka ee aragtidiisa?.

J: Dadka aan awoodin in ay iska bixaan Kharashka aragtida Dhurwaaga waxay qaataan Dhogortiisa ama Saaladiisa, iyada ayaa inta Dab-Qaad ama Iddan loogu shubo lagu qiiqiyaan sidaasna uu uga baxaa Jinku.

S: Maxaa kale oo faaÂ’iido ayaa soo raacda?.

J: Dadka u soo Daawasho taga Dhurwaaga waxaanu ka qaadnaa lacag. waxaana maalin walba Dhurwaaga soo booqda dad aad u fara badan.

S: Dhurwaagaani ma Dhadigba mise waa Lab?

J: Haa waa Lab ama Nin.

W/D Amiin Yuusuf Khasaaro
E-Mail amiinkhasaaro@hotmail.com .

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 12, 2005
User avatar
Gedo_Boy
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9918
Joined: Sun Jan 29, 2006 12:49 am

Post by Gedo_Boy »

I always felt that hyenas had some sort of supernatural powers.........But I always thought it was for evil.

Maybe the hyenas are really devils who are scaring the Jinn out of the people who then turn to Allah.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”