President of Somalia on a national visit to China. Photos.
Posted: Fri Nov 03, 2006 2:18 pm
Salute your president
http://news.xinhuanet.com/english/2006- ... 518355.jpg
Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed (Front) inspects the guard of honor upon his arrival at Beijing Capital International Airport in Beijing, Nov. 2, 2006. Abdullahi Yusuf Ahmed is in Beijing for the Beijing Summit of the Forum on China-Africa Cooperation (FOCAC), which is scheduled for Nov. 4-5. (Xinhua Photo)
BEIJING, Nov. 2 (Xinhua) -- Somali President Abdullahi Yusuf Ahmed arrived here on Thursday for the Beijing Summit of the Forumon China-Africa Cooperation.
Forty eight African countries that have diplomatic relations with China are to participate in the two-day summit scheduled for Nov. 4-5.
China and Somalia established diplomatic relations on Dec. 14, 1960. Bilateral trade reached 19.64 million U.S. dollars in 2005.
--------------------------------------------------
To get a glimpse of the visit,
Dowladda Shiinaha oo difaacdey danaheeda dhaqaalle ee Afrika
Beijing, Oct 31 (Dhahar Online)—Shiinaha aya aad u difaacay danta uu ka leeyahay qaaradda Afrika. Taasoo ay sababtay isu diyaar garow aad u wayn oo lagu soo dhoweynayo hogaamiyaasha afar iyo sideetan 48 waddan oo Afrikaan ah oo ay ka mid yihiin Burkiino Faaso, Malaawi, Gaambiya, Iswaazilaand iyo kuwo kale.
Waxaa farasmagaalaha magaalooyinka waaweyn sida Beyjiin, Shangahaay, iyo Honkong, lagu arkayaa calaamooyin ay caan ku tahay qaaradda Africa sida maroodiga, kaarbetyo caws laga sameeyey, dameer farowga iyo qoraallo amaanaya qaaradda.
Dowladda ayaa iyaddana dib u dhigtey holidheeyo waaweyn si loo yareeyo cidhiidhiga baabuurta iyo dadka iyadoo booliskana lagu amrey iney heegan gallaan oo xoojiyaan nabadgelyada.
Shiinaha ayaa maalgelin wayn geliyey qaaradda. Sanadkii la soo dhaafay waxaa lagu qiyaasaa maalgelinteeda ilaa iyo afartan 40 bilyan oo doolarka Mareekanka ah. Maalgelintaas ayaa dib u dhis iyo dayactir ballaaran ku samaysay jidadka, dekedaha, koberka iyo saliida iyo waxyaalaha kale ee qaaradu qaniga ku tahey.
"Shiinuhu waa waddanka ugu wayn aduunka xaga horumarka, Afrikana waa qaaradda ay ku yaallaan dalal soo koraaya, sidaas awgeed ayey labaduba isugu baahan yihiin,” ayuu yiri He Wenping oo ah nin qabiir ku ah qaaradda kana mid ahna qubaradda Akadeemiyaha iyo Arimmaha Bulshada ee Shiinaha..
Qaarada iyo Shiinaha ayaad waxad u maleyneysaa iney iskaashi sameynayan iyo isbahaysi xagga siyaasadeed si ay u la tartamaan Mareekanka iyo Waddamada Isu taga Dhaqaalaha Yurub.Shayniiska ayaa ka faaiideysanaya dhaqaalaha dabiiciga ah ee qaarada Afrika sida minaraalka iyo saliida si uu ugu hormariyo dhaqaalihiisa xowliga ku socda. Afrikaanka ayaa iyagana u arka maalgelinta Shiinaha lagama maarmaan.
Hase ahaatee, waxaa meeshaasi ka maqneeyn eedooyin isdaba joog ah oo lala taagsanayo Shiinaha iyo danahiisa Afrika. Shaqaalaha Afrikanka ayaa aad ugu cawday lacag aad u yar oo ay siiyaan shirkadaha wayn ee Shiinaha iyo Istakoor ay ku shaqaaleysiinayaan dadkooda kuwaasoo laga keeno waddanka Shiinaha.
Nin u hadlay Hay’ad xaquuq raadis ah oo magaceeda la yiraahdo “Global Dialogue” Gard le Beru ayaa sheegey in Shiinaha ay maalgashadeen waddamo Afrikaan ah oo aan ka jirin kala dambeyn iyo cadaalad sida Angola iyo Suudaan. Shiinaha ayaa ku gacan seerey eedamahaas oo ku tilmaamey kuwo reer galbeedku soo alifeen.
Wasiirka Ku Xigeenka Ganacsiga ee Shiinaha Wey Jianguwo ayaa saxaafada u sheegey in dalkiisu uu abuuray shaqooyin farabaddan, 700 oo mashruuc ahna sida Isgaarsiinta, Beeraha, Qayraadka Badda, Biyaha Danabka dhaliya, Waxbarashada iyo Caafimaadka oo laga howlgeliyey dalal baddan oo Afrikaan ah.
Isku soo duuboo, suaasha ugu wayn ayaa ah, Afrikaanku ma helayaa wax u dhigma tan isaga laga qaadanayo. Ganacsiga labadda koox ma isu dheelitiran yahay mise Shiinaha ayaa faaiido wayn ku qaba? Waxaa cad in Shiinuhu ay cadka wayn qaateen laakiin si aysan dhibaato u dhalin ayaa Shiinaha waxaa uu fidiyey dalalka Afrikanka caawimaad lacag ah iyo cafis dayn.