first 2 ethopian soldiers killed in somalia a dozen wounded

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Somaliman%
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3787
Joined: Sat Mar 06, 2004 7:00 pm
Location: The hills. England,
Contact:

first 2 ethopian soldiers killed in somalia a dozen wounded

Post by Somaliman% »

Shacbiga kudhaqan Gobolka Baay oo Maanta ku jihaaday ciidamada tikreega ee Baydhabo Qabsaday kuna guuleystay dilka 2-kamid ah Tikreega.


Baydhabo, 04-November-06 ( Qaadisiya.com) 2 ka tirsan ciidamada Tikreega ayaa maanta la dilay tiro intaa ka badan waa la dhaawacay kadib markii dadka deegaanka oo ku hubeysan falaaro,warmo iyo faasas ay weerareen ciidamo Tikree ah oo ku sugnaa koonfur galbeed ee magaalada Baydhabo.

Weerarkan ayaa yimid kadib markii ciidamada Tikreega ay bililiqeysteen ariga iyo lo'da ay dhaqdaan dad xoolaleyda ah isla markaana ay ku kaceen falal anshaxumo ah,taasoo keentay in ay ku jihaadaan.

Ilo xog ogaal ah oo lagu kalsoon yahay ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga ee Qaadisiya in dadka deegaanka ay u galeen ciidamadaasi dhulka hawdka ah,xilli ciidamadaasi ay damacsanaayeen in ay boobaan xoolaha ay dhaqdaan dadkaasi,taasoo keentay in halkaasi la waro 2 Tikree ah 4 kalena la dhaawaco.

Ciidamada Tikreega ayaa sidoo kale laga soo eryay deegaanka Goofguduud ee u dhaxeeya Diinsoor iyo Baydhabo kadib markii ay isku dayeen in halkaasi fariisin ciidan ay ka sameystaan,waxaana ku jihaaday dadka ku dhaqan deegaankaasi oo is abaabulay.
Wise-Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1691
Joined: Fri Jun 04, 2004 7:00 pm
Location: Arlington

Post by Wise-Man »

Qaadisiya.com wey ka bad badisay this news and I donÂ’t think they were Ethiopian.
User avatar
Qaarxiye
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3790
Joined: Fri Jun 16, 2006 6:50 pm
Location: Money Over Everything--&--B!tches Under All.

Post by Qaarxiye »

[quote]adka deegaanka oo ku hubeysan falaaro,warmo iyo faasas [/quote]

Laughing Laughing How focking primitive. Stupid eelaays. Wise-man, your peoples are focked in the head.
Wise-Man
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1691
Joined: Fri Jun 04, 2004 7:00 pm
Location: Arlington

Post by Wise-Man »

Laughing ma ila araktey saxib. they made laugh too..
User avatar
fagash_killer
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13942
Joined: Wed Dec 29, 2004 3:28 pm
Location: And You Can Run For ya Back-up But Them Machine Gun Shells Gone Tear Ya back Up

Post by fagash_killer »

Laughing Laughing



Ciidanka DFKMG ah oo la weeraray
4 Nov 4, 2006, 08:58

Wararka ka imaanaya Magaalada Baydhaba, ayaa waxa ay sheegayaan labo Askari oo ka tirsanaa Ciiddamadda Dowladda lagu dilay weerar kadis ah oo lagu soo qaaday.



Afar kale ayaa sidoo kale la sheegayaa in lagu dhaawacey weerarkaa gaadmada, kadib, markii ay Maleeshiyo hubeysan oo aan heybtooda la garan ay rasaas ku fureen Gaari Tekniko ah oo marayey Deegaanka Qurun-jiis oo 8-Km dhinaca K/galbeed kaga began Magaalada Baydhabo.



Maleeshiyo taageersan Maxkamdaha Islaamiga ah oo ku sugnaa deeganka weerarku uu ka dhacay ayay wararku sheegayaan inay ka dambeeyeen ka dambeeyeen Tacshiiradda la huwiyey Gaariga Teknikadda ah ee ay la socdeen Ciiddamo ka yimid Xeradda Tababarka ee Manaas oo 30-Km dhinaca Koonfur galbeed kaga toosan Magaalladda Baydhabo.



Mas'uuliyiinta Ciiddamadda Ammaanka ee Dowladda ayaa diiday inay ka hadlaan arrintan iyo dhimashada iyo dhaawaca loo gaysatey ciidanka Dowlada.



Dhianac kale Mas'uuliyiin ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamka, ayaa xaqiijiyey in Maleeshiyo taabacsan Maxkamadaha ay weerareen Tekniko ay la socdeen Ciiddamo ka tirsan kuwa DFKMG ah.



Cabdi Fatax Axmad, Muqdisho

Garowe online
User avatar
Samatr
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14767
Joined: Fri Feb 11, 2005 4:56 am
Location: Somewhere only we know :P

Post by Samatr »

Now I officially support maxkamadaha if ethiopian troops are against them, death to xabash!!!
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Samatr When will the Habar Jeclo Court be announced ?
User avatar
highclass
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4987
Joined: Fri Oct 17, 2003 7:00 pm
Location: Annagoo Taleex naal jihaad taladi soo qaadnay, Toddobaatan boqol oo Darwiish togatay neef doorka

Post by highclass »

^^ Faqash_Lover already posted articles that states that it has been announced Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”