Abshir Bacadle
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

What clan does this guy belong to?, I laso know that he does anti-somaliland gabay, how come the issaqs poets dont respond back to him?
anyways he wrote this poem/gabay?
Abshirow daliil gabay haddan deelka ka hinkaadsho
Deelqaafki aad tiri haddaan dood yar ka iraahdo
Anigoon dambaabaynin baan kuu dulmarayaaye
Mar-eexaanku dooxada Jubbu dagin uyaalaaye
Duulkaad ka sheekaysay bay daris wadaagaane
Deerkaa ukala rogan Ab-same taniyo Dowlowe
Doqon-diide iyo Cowramale D-ir iyo shiiqaasha
Mushunguliga deexdiyo Har-tida duq iyo waayeelba
Dugaag mahan oo ehelnimaan kala dugaalnaaye
Diiraro anoo joogo iyo daawo iyo gowlin
Digaal iyo anoo dowmacaan dalab ku maalaayo
Dooyaan ku tagi meelkastoo la iga doonaaye
Daa-roodku waa wada dagaa doolo iyo howde
Danihiisa uma sheegi jirin dayday iyo tuuge
Waxaad adigu ugu duubatiyo Daahir garan waayay
Dowladnimada maantay dhacdee daqaydu naafowday
Dooxatadu markay soo gashee dumarka laynaysay
Dab inaad ridaysaan maqloo dirirtay waagiiye
Moor-yaan inaad dabagashaan daabaceed helaye
Shaydaan nimuu duufsadoo daacay baad tahay
Darsin dhigo islaanimadi baad darafka joogtaaye
Nin ku dilay markuu diyo baxshaa la iska daayaaye
Isagoo dabaabaadki iyo danabki heegeeysan
Hadduu duubcad kuu soo xirtaa digasho weeyaane
Duulaanka xamar waa qabiil loo durbaan tumaye
adiguna danaanaad u tiri nimanku waa doole
ama doolar tobanhaad cuntood u digrinaysaaye
Daroogada cagaarani aday daawa kuu tahaye
Adaa deeq ilaahay u qabay dahab islaameede
Guryahoodiii kuwaad diirateen dabato weeyaane
Hiiraale niman doortay buu daaci u ahaaye
Isagoo dadkiisii watuu duulan soo kicine
Damiciinu wuu guri haddaan moodku daqarayne
Dayniile iyo Dari wanaag looma daadihine
Dakadoodi waa laga xiroo looma soo dagee
Digniin bay baxsheen oo hadday dirir u joogaane
Haddii aad Daraawiish tihiin diinta u adeego
Oo aan dakanadiii horiyo xumo la daacaynin
Cirfe maxaa dikee loogu yiri wabiga daaftiisa
Dhuxulow dariiquu xirtiyo Yuusuf dabinkiisi
Maxaa loo dulmaray waan ogeeyn dacatigoodiye
Dambigay galeen ma adinkaa daahir uga yeelay
Shariifkuba dadaal iyo wanaag buu dalbanayaaye
Daniihiisa inuu khayr u huray baan daninayaaye
Waxse dilay rag diriqsanahayiyo ducuful iimaane
Haddii diinta eebahay sharciga lagu dabaalaayo
Oo daalimiintii dhulkaan laga dul qaadaayo
Maandhow maxaan diidayaa daraja weeyaane
Daaraha shabeeliyo inataad dagalka meereeyso
Dukaanada ismaaciil inataad laba diblaynayso
Dalgii agoontiyo intaad daaqa guraynayso
Tunni duunyadeedii intaad darar ka maalayso
Diriciyo cimaamaduhu waa dac iyo ciideede
Ka dabaasha adinkaa xumaan diin u qaayibaye

- DawladSade
- SomaliNet Super
- Posts: 13940
- Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
- Location: Xornimo
the first ashlee, advo...abshir bacadle didnt write that poem, marehan dude who responded to abshir bacadle when he went back to his usc moments and was gettin excited hiiraale left kismaayo wrote that.
mareexaan neceb back to his afhayeen for caydiid days buu gabay ka tiriyey when hirale left kismaayo but alot of poets responded to him i was readin even some dhullo responses on their websites.

Last edited by DawladSade on Tue Nov 07, 2006 12:19 am, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
Yalaxoow u are the basta,rd, Abgaal wa xoolo iyo dameer la raarto. After the Darood got off your Adeer Maxamed Dheere's back, your brought another Dameer called Sheik Sharif and Dahir Aweys is on his back
Abshir Bacadle is a traitor. He was the basta.rd who sang the Gabay infront of the Saxafi Hotel after it was seized by the UIC. The Cayr had just killed 6 wiil oo Sacad and he sang a gabay.
He ran off and stole AbdiQeybdiid's house after the other tuug Omar Aftooji lead the UIC there.
Bacadle was always a traitor. No wonder he was jailed for a long time by the Other Bacadle.

Abshirow xaq nin u hiiliyoo, heeganaan ahayÂ’e
Ma habrado haddii lagu hirdamo, harada ciideedÂ’e
Hindisaha marooraa rag buu, heeray waa horeÂ’e
Halgankii gumaystaha markii laysu habar sheegtay.
Hoobiyaha markii lanagu harqiyey ee hugunku yeedhaayey.
Sidii awr hadhuudh sida ado heeryo lagu saaray
Nimankii haamaha kugu raray eed hiil la garab joogtay.
Hadhka galay, habeenkoo damoo uunku kala hoyday
Nimankii dhiiga maatida hirqaday, ee nagu haliilayey.
Haantii nabsigu buuxiyaa soo haraacidayÂ’e
Haydaarada ragii nala rabay hadowgu naafeeyÂ’e
Hadhcad waad ogayd, halbowlaha inaan kujaroon, heeray boqontiiye.
Imikood habaas boodhliyo hoy cid laÂ’a jiifto
Ayaad hujuun nala maagantahood, soo hanjabaysaayÂ’e.
Nimankii hilbahaaga wadhaÂ’e, ee haadka ku cunsiiyay.
Hanadadii is-dhaarsaday iyo ragii hurayey dhiigoodu.
Heegan bay wali sidii ugu jiraan waana la hubaaye
May dhigin hubkiyo, warmaha hawsarkii malagÂ’e
Hawl yarina kumaan soo hantiyin haradan ciideedÂ’e
Laygumana hibaynine xornimo waan hawl galay.
Hediisuba ninkay buuxsantee iil ku hoyanaaya.
Ayuunbay hilaaciyo u baxaan soo haligayaaye
Malaha waad hawaawidoo wakhtigu wuu ku hodayaayÂ’e
Hubka noocyadiisiyo markaan hoobiyaha qaato.
Hanqadhkiyo hurgumada suntaad ku hafan doontaaye
Hawadaad ku nooshiyo, arligu hayjad buu noqane
Insha Alla inaad heermi waa mid la hubaayÂ’e
Hoodada karaamada Illaah, haybad nagu siiye.
Hadimooyin ninkii biirsadaa hela abaalkeede.
Hoog iyo halaag baad yaboohsatee haatan bal aan eegno
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super
- Posts: 13991
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 20 Replies
- 1847 Views
-
Last post by Dr.Galbeyte.
-
- 3 Replies
- 567 Views
-
Last post by SultanOrder
-
- 5 Replies
- 522 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 649 Views
-
Last post by watchman
-
- 2 Replies
- 620 Views
-
Last post by BanadirBeauty
-
- 40 Replies
- 1926 Views
-
Last post by CUSHITE KINGDOM
-
- 2 Replies
- 338 Views
-
Last post by peace-
-
- 32 Replies
- 2051 Views
-
Last post by COSTA
-
- 1 Replies
- 3289 Views
-
Last post by kambuli