Page 1 of 1

A fist fight between Qanyare & Hiiraale

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:04 am
by Pablo Escobar
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

Qanyare wuxuu knockout ka dhigay Barre Hiiraale oo naf ah Laughing Laughing

Odayga asagoo daalan aa la helay.

Laughing Laughing Laughing

16 yrs of dhac iyo boob maxaa ka danbeeyay? qol yariis ah in liisku dagaalo Laughing Laughing


-----------------------------------------------------------------------------------------------

Baydhabo: Labada Qaqable ee Barre Hiiraale iyo Qanyare oo Dagaal Gacanta laisula tagay dhexmaray!!!
Warar aan ka hellay Xarunta Madaxtooyada ee dawladda ku Meelgaarka ah ee Magaalada Baydhabo ayaa sheegaya in uu Dagaal markii hore ka billawday muran xagga afka ah kadibna isu badalay gacan ka hadal uu dhax maray Maxamad Qanyare Ex Qabqable wasiirkii hore ee Amniga Qaranka iyo Barre Hiiraala oo ah qabqablihii katalin jiray Kismaayo ka hor intayn Xoogagga Maxkamada Islaamigu ka cayrin ahna wasiirka difaaca Dawladda Embagathi ee Taagta daran.

Wararku waxay intaas ku darayaan in muranka labadan nin uu ka dhax dhacay guriga ra'iisal wasaare Geeddi, halkaas oo uu mudane Qanyare hore ugu sii noolaa qol yar oo u dhaw halka ay daggan yahiin istaafka Geeddi, isla meeshaas oo Qaqable Barre Hiiraale isagana lagu soo dhaweeyay isla qolkaas, arintaas oo aad uga xanaajisay Mr. Qanyare dhalisayna muran u dahacay sidan:

Q.Ar hooy adna xaad ka soo jirisay mahaan?

B.war guriga ma adaa leh, ba'aa

Q. Ar magaalada waa wayn tahay, guri ka raadso, ma inaa neefta nagu xirtaa doonaydaa?

B. Oo adigu wali ma sidii baa u afxun tahay, ma waansamin miyaa?

Q. Xaa ku galshay afxumadeeyda, qurunyohow cayaala suuqa ah

Intaas ka dib ayaa waxaa billawday gacan qaad la sheegay in uu aad u kululaa socdayna daqiiqado, wararku waxay in taa ku darayaan in uu dagaalka ku yara gacan sarreeyay mudane Qanyare oo bilahan dambe ka nastay looltanka xagga siyaasadda iyo Barre oo la sheegay in daal iyo diif aad u badani ka muuqatay ka dib markuu dagaal faraha lagaga gubtay ay ugu itaal sheegteen xoogagga maxaakiimta Islaamiga duleedka magaalada Buaale meesha la yiraahdo Dujuuma 25/10/2006.

Isku soo wada duuboo soomaalida horey waxay ku maahmaahday "Dawarsato dariiqay ku collowdaa." Barre iyo Qanyare oo in badan ku noolaa lacago ay ku heleen xaaran iyo xaqir ayaa la sheegayaa in ay maanta dani ku khasabtay darsada Geeddi. Dawladda kumeelgaarka ah ayaa noqotay hoyga Qabqablayaasha ayada oo magan galyo iyo marti galinba siisa Isbaaralayda laga tabar roonaaday( Santuary and save haven for somali warlords ).

Iyadoo isla mar ahaantaana wali quudaraynaysa in loo aqoonsado Dawlad
Soomaaliyeed, laakiin miyaysan xasuusnayn Murtidii Soomaaliyeed ee odhanaysay "intaad saamaha jiiddaad, tiraa suuldhabahaygiyo sanqadha yaan la dareemin". Waxaana aad u sii fogaanaysa rajada laga qabo in shacabka soomaaliyeed ay u aqoonsadaan in dawladda Baydhabo ay tahay dawlad Somaaliyeed maadaama ay mar walba ku kacaan falal xun-xun oo sabab u noqon kara in aan la aaminin.


Qore Cirjiir Ibrahim,
Godeynews.com

http://godeynews.com/newsdetails.php?su ... m=&ucat=1&

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:15 am
by Qaarxiye
Godeynews shaactiroole yaal ayay noqdeen maalmahaan. Qoraaga Cirjiir Ibrahim comedy show in loo furo ayaa wanaagsanaan laheed.

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:17 am
by DawladSade
i guarantee you if there was a fist fight nimow naaga qanyare can never take on the comaando trained Barre Hiiraale Laughing

have you seen the arms of barre hiiraale Shocked

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:23 am
by Pablo Escobar
Laughing Laughing Laughing Laughing

Warlord dhan hubka in laga qaado hal meel liiskugu geeyo waaye nacalada haiska nusaanee Laughing Laughing

Next bout....Maxamed Dheere vs Qeyrdiid Laughing Laughing

Qeyrdiid round ka ugu horeeyo first 10 sec. aa knockout laga dhigaya.

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:24 am
by DawladSade
hassan turki is dead, look at the been they spread

http://godeynews.com/newsdetails.php?su ... m=&ucat=1&

Laughing Laughing

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:25 am
by DawladSade
[quote="Pablo Escobar"]:lol: Laughing Laughing Laughing

Warlord dhan hubka in laga qaado hal meel liiskugu geeyo waaye nacalada haiska nusaanee Laughing Laughing

Next bout....Maxamed Dheere vs Qeyrdiid Laughing Laughing

Qeyrdiid round ka ugu horeeyo first 10 sec. aa knockout laga dhigaya.[/quote]


afsoomaali weli maadan soo baran Arrow

Posted: Thu Nov 09, 2006 1:45 am
by Ashlee~
Afbijo needs to sort out his warlords Laughing Come back from singapore ninja Laughing

Posted: Thu Nov 09, 2006 2:07 am
by DawladSade
[quote="Ashlee~"]Afbijo needs to sort out his warlords Laughing Come back from singapore ninja Laughing[/quote]

Arrow

Posted: Thu Nov 09, 2006 10:21 am
by muslim-man
[quote="Ashlee~"]Afbijo needs to sort out his warlords Laughing Come back from singapore ninja Laughing[/quote]

Laughing Laughing Laughing