Page 1 of 1

PUNTLAND: ICU IS COMING 4 U...!!!

Posted: Thu Nov 09, 2006 8:11 pm
by Young_Activist
Walaahi they are showing their known cowardice. I think if the ICU goes to 'puntland' and take over the da Cadde musse and his thugs in partners, Somali might have a survival chance. A lot of ppl dont think about this, but the problem dat faces Somalia originates and comes from dat part of Somalia. These pple (reer puntland) didn't experience suffering and war, they need to experience wat other Somalis experienced in the last 15yrs. I know u will think iam crazy, but looking at the big picture and if we wanna save Somalia, we have to eliminate its problem, and puntlanders are its problem. Waraa, qofa markuu xanuunka arko ayuu edab yeeshaa, these ppl still have the lights of Siyad Barre and WEEY QASAYAAN Somalia. The ICU have the opportunity to turn those light off, and they must do it now.


Maamulka Puntland ee uu madaxda ka yahay Jen. Cadde Muuse Xirsi ayaa waxaa khal-khalkii ugu weynaa uu ka soo food saaray magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, halkaasoo sida la sheegay ay ku soo badanayaan taageerayaasha maxkamadaha islaamiga ah oo iyagu maalinba maalinta ka dambeysa ku sii xoogeysanaya deegaanadaasi, iyagoo Gaalkacyana ay tahay goobta ugu sokeysa ee xiriir la leh gobolada koonfurta Soomaaliya oo intooda badan ay ka taliyaan maxkamadaha Islaamiga ah.

Dhacdadii ugu dambeysay ayaa aheyd markii Rag la sheegay inay taageersan yihiin maxkamadaha Islaamiga ay magaalada Gaalkacyo ku daadiyeen liis ay ku qoran yihiin magacyo aad u badan oo lagu sheegay iney ku jiran dad caan ah oo taageeraya maxkamaadaha.

Ciidamada booliska ee maamul goboleedka Puntlnad ayaa arrintaas u soo xirxiray dad aad u badan oo qaarkood ay ku qornaayeen liiska la shaaciyey inkasta oo dadka la qabtay qaarkood ay sheegeen in aaney magacyadaas iyaga qorin oo laga been abuurtay.

Dadka ilaa hadda la hayo ma aaney sheegin cid ay taageersan yahay laakiin waxaa soo baxaya in taageerayaasha maxkamadaha guud ahaan gobolka Mudug si weyn looga dareemay dhaqdhaqaaqooda mudooyinkan dambe.

Dhinaca kale, Qaar ka mid ah odayaasha beelaha reer Mahad oo ah beesha uu ka soo jeedo madaxweyne Yuusuf iyo reer Baciidyahan oo dega gobolka Mudug ayaa shaaciyey inay si weyn u taageersan yihiin maxkamadaha dhawaan looga dhawaaqay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug, isla markaana ay wadaan qorsheyaal ay ku dhisanayaan maxkamado Islaami ah taasoo xaaladii halkaasi ka jirtay sii kicisay.

Wararku waxay sheegayaan in Booliska Gaalkacyo ay ka gaabsadeen inay wax faahfaahin ka bixiyaan xariga dadka ay xirxireen iyo weliba sababaha ay u xireen, waxaana magaalada Gaalkacyo lagu arkayey wadooyinkeeda ciidanka daraawiishta oo maamul goboledka Puntland oo amar la sheegay in amray inay soo qabtaan cid kasta oo taageerta maxkamadaha Islaamiga ee Soomaaliyeed, iyadoo sidoo kalelagu hanjabay in cidii lagu arko inay taageereyso maxkamdaha xabsiga la dhigi doono isla markaana aan la qaban aan la qaban karin shir aaney maamulka Puntlanad fasaxin.

Arintan ayaa ku soo beegantay xilli mas'uuliyiinta maamulka Puntland oo uu ugu horeeyo maadaxweynaha maamulkaasi Jen.Cadde Muuse, kuwasoo ka cabsi qaba in maxkamadugu ay halkaasi ku soo fidaan, isla markana ay dagaalio goos goos ah ku dhgexmarayaan deegaanada u dhexeeya Bandiiradley iyo gelinsoor ciidamo kala tabacsan Col.Qeybdiid iyo Puntland oo dhinac ah iyo kuwa maxkaamdaha.


Nasrudiin Ceydiid Salaad (Diini), Muqdisho, Somalia
diinicadde@hotmial.com


News Update in English www.dayniileone.com

Posted: Thu Nov 09, 2006 8:16 pm
by highclass
Why would ICU take over Puntland and in What way?

[quote]These pple (reer puntland) didn't experience suffering and war, they need to experience wat other Somalis experienced in the last 15yrs[/quote]

You are Sick in the Head u stupid hutu. Mad

Posted: Thu Nov 09, 2006 8:18 pm
by Ashlee~
I am with My Darood Cousins this time............................everything is based on qabiil even the ICU, lakiin you have one foked up logic, how is misery going to help people ( death, starvation, malnousrished, rape), something is wrong with you hommie ?


-Advo

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:13 pm
by Samatr
"these pple (reer puntland) didn't experience suffering and war, they need to experience wat other Somalis experienced in the last 15yrs"



Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:20 pm
by Ashlee~
Laughing Laughing Laughing what a ungrateful lil bas.....

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:21 pm
by Samatr
Hey you got to admit that was funny and you wonder why Somalia is fukked up. Laughing

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:22 pm
by Young_Activist
^^C'mon now, i dont mean dat literally. Waryee stop taking things out of context....u are laughin, is dat mean u are for it ( The Massacre).

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:24 pm
by Samatr
No I have no problem with Puntlanders, I really dont have a choice Laughing , what I am laughing at is your logic.Laughing

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:26 pm
by Ashlee~
Young_Act.............................what's your qabiil?, if you dont mind me asking!!

Posted: Thu Nov 09, 2006 11:31 pm
by Young_Activist
Ashlee, if i tell u ma qabill, u will dismiss wat i have to say without thinking it thorough.


Samatr, Somalida waxeey dhahaan, qofka markuu dabka kudhaco ayuu kuleelkisa arkaa, or something like u get da point. I dont mean xumaan walaahi, but those ppl problemkooda madhamaado. Somalida kale wee iska hishiin laheed ayaa kula dhexjira. I have studied them motherfockers, and they dont know nothing else but in eey wax qasaan. Some times u have to a bold action in order to achieve a greater thing.

Posted: Fri Nov 10, 2006 12:00 am
by Ashlee~
Young bastaard claims Mareexan one day and Habr gidr the next Laughing