Page 1 of 1

ICU's Khat ban - Will Oromos support ICU?

Posted: Fri Nov 17, 2006 1:13 pm
by CrazySommies
Hey Zoomalians,

Do you know the majority of Khat suppliers are Oromo farmers who had invested so much into cultivating the green leaves for Sosharaflanders and Zoomalia ppl

Are you guys not pushing the poor oromos into the hands of the tigres if you begin to economically cripple them?

I though u had Oromos in the ICU, how can Zoomalians be so blind?

Posted: Fri Nov 17, 2006 1:22 pm
by DR-YALAXOOW
maaha OROMO waxa jaadka beera ethiopia waa AXMAARAS JAADKA WAA FROM ETHIOPIAN HIGHELAND HALKAAGA waxaa degga axmaara iyo uraago..

laakiin
majorty of QAAD that south SOMALIS USE come from KENYA ..

keenyaati JAREEER STINKY ASSES TAKE our DOLLAR MONEY AND SEND us THIS SHIT CALL qaaad..

waxaas waa dhamaatey jaad MAMNUUC ALXAMDULILAAH.




jaadka ka yimaada shayaadiinta ethiopia waxaa laga cunaa ISAAQLAND..

laakiin maamulka isaaqland waa weak daciiif ,awood uu ku mamnuuco jaadka ma laha..

Posted: Fri Nov 17, 2006 1:28 pm
by COSTA
Abgaaloow gå tillbaka till mogadishu hamnen och gör vad ni brukade göra last av aka XAMAALI Laughing Laughing

Posted: Fri Nov 17, 2006 1:35 pm
by CrazySommies
Are they called Uraago or Guraaghe?

I use to hear of land being appropriated to the Amhara after their conquest, I did not know they now dominated the Hararghe(Highland) Region.

So what are these Oromos I saw with pictures of men wearing dabo gaab and a bundle of qaad in their arms. Are they the ones near Kenya i.e Moyaale?

Its true Isaaq get their Khat from Diredhawa - Jigjiga - Tog Wajaale route.

Posted: Fri Nov 17, 2006 1:51 pm
by DR-YALAXOOW
costa Laughing Laughing Laughing

madaxda maamusha dekadaha MOGADISHU AND kismaayo MA TAQAANAA XAAJI ABUUKAR CADAANI...

WAXAAN fadhinaa xafiisyada lacagta ayaan heeynaa..

´xamaaliga dadka kale ayaa u deeynay...

XOGAYAHA MAALIYADA MIDOWGA MAXAAKIIMTA ma taqaanaa??

eeg sawirkaan waa sheekh shariif ninka dhinaca midig ka xiga.

waa wasiirka maaliya ee golaha maxaakiimta

ka waran iam older than that man

walaahi hes about 25 years old

http://www.qaadisiya.com/2006/November/ ... riyaha.htm


markaasaad xamaali waxaas sheegeysaa

Posted: Fri Nov 17, 2006 2:10 pm
by COSTA
Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Fri Nov 17, 2006 2:17 pm
by AbdiWahab252
Isn't Abukar Cadaani's father, Sacad who lived among the Abgaal ? Laughing Laughing He is the inadeer of AbdiRashid Ilqeyte