Page 1 of 4

Hargeysa = new Guantanamo

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:12 pm
by eyes-only
Innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun, hargeysa oo noqotay guantanamo-da Somalia.


Hargeysa, 21-November-06 ( Qaadisiya.com) C/naasir Saciid odawaa oo dhowaan lagu Gubay Magaalada Hargeysa halkaasina ku lahaa Dukaan ayaa Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya soo bandhigtay Maanta Sawirada Gubshada Marxuumkaasi.

Soo bandhigitaanka Sawiradani ayaa ka dambeeyay kadib markii Dad badan oo xiriir lasoo sameeyay Qaadisiya ay sheegeen in warkaasi uu been yahay wax lagubayna uusan jirin iyadoo Ehelada Marxuum C/naasir ay ku doodayaan in Maadaama ninkaasi uu ka dhashay Beelaha laliido lagubay xuquuqdiisana aysan jirin cid u doodeysa.

Hadaba Shacbiga Soomaaliyeed ayay u taal sida ay u arkaan Marxuumkani Sida ba'an loo gubay oo sawirkiisa aad ka arki kartaan Shabakadda Islaamiga ah ee Qaadisiya, waxaana jiro kuwa kale oo aanan ku habooneyn soo bandhigitaan marka loo eego Anshaxa Warbaahinta Islaamka.

Xabsiga Magaalada Hargeysa ayaa noqday Xabsi lamid ah kan Mareykanka uu ka sameystay Jasiiradda CUBA looguna Magac daray Guantanamo, waxaana Xabsiga kuyaalla Somaliland ku xiran iminka Dad aad u fara badan oo u sii badan dadka lasheego in laga tirada badan yahay isla markaana la liido iyo sidoo kale Culumaa'udiin aad u fara badan oo uu kamid yahay Sheekh Maxamed Ismaaciil oo illaa iyo iminka Maamulka Somaliland aysan waxba ka qaban arrimaha kataagan Xabsiyada Magaaladooda.


http://qaadisiya.com/2006/November/sawi ... ugubay.htm

-----------------------------------------------------------------------------------------------------------------------------


.....


Sad


Crying or Very sad

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:13 pm
by Cawar
Ceyr Propaganda.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:15 pm
by LionHeart-112
I don't get it...what happened?

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:17 pm
by Samatr
Thats right bitch come to Hargeysa and you will be burned!!!!

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:18 pm
by eyes-only
Cawar did you see the photos? Sick wallaahi.... Rolling Eyes

Leave the ceyr alone.....they will always have my full respect for what they did for the UIC. You canÂ’t deny their patriotic act. Stop hating on them. Razz

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:18 pm
by LionHeart-112
^^yesterday, u were talking about being a good person and now u want to burn people?

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:19 pm
by gurey25
tsk tsk tsk thats xaraam, buring people is just barbaric.

a shot to the back of the head should be fine.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:20 pm
by LionHeart-112
eyes--only-...what happened exactly?

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:20 pm
by Cawar
Eyes

I read the article days ago...and saw the pics..but the fact that they mentioned and the way they protray leaves a lot to desire..

But Allah U naxriisto marxuumka.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:22 pm
by eyes-only
Samatr, that was a minority reer Hargeysa. He is not a reer konfur, surely if he was you people would be shitting in your pants by now.


The evil bigots in Hargeysa that did that are murderers and cowards. There will be justice for the innocent minorities of Hargeysa.


Lion, they burned the man to death just because he is from a minority clan.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:23 pm
by gurey25
If this is true then this is a black mark on all Isaaq.

allahu hu naxarito marxuumka, and may allah punish the cowards who did this.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:30 pm
by Sir-Luggoyo
[quote="eyes-only"]


Lion, they burned the man to death just because he is from a minority clan.[/quote]


And he allegedly refused to pay the "protection" money (or maybe he didn't even had it. Yaa Saatir, Ilaahow ceeb astur.

This should be a litmus test for Riyale and Co. Let's see what they do about it

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:31 pm
by COSTA
They already jailed his family

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:39 pm
by Samatr
Eeboow ha cadaabin nin aan wax ogeyn.

Posted: Tue Nov 21, 2006 1:40 pm
by Ashlee~
ICU WILL MARCH TO BERBERA Laughing