IL Presidente Going to Galkacyo

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Cawar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 18502
Joined: Sat Nov 06, 2004 1:14 am
Location: BBB

IL Presidente Going to Galkacyo

Post by Cawar »

He is going there to calm things down, no one knows how to better than him in that region. Smile



Wararka naga soo gaaraya magaalada Baydhabo ee xarunta Dowladda Kmg Soomaaliya ayaa sheegaya in Wafdi uu hoggaaminayo Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ay maanta ka ambabixi doonaan garoonka magaaladaasi Baydhabo ayna ku sii jeedaan magaalada Galkacyo ee Gobolka Mudug.

Warar aanu ka helnay xubin ka mid ah wafdiga madaxweynaha sii raacaya ayaa sheegaya in Col. Barre Hiiraale Wasiirka Gaashaandhigga Dowladda Kmg uu ka mid noqonayo wafdiga Madaxweynaha iyagoo kulamo gaar ah kula soo yeelanaya Galkacyo oo uu ku sugan yahay haatan Jen. Cadde Muuse Xirsi oo ah madaxweynaha maamul gobolleedka Puntland.

Ma jiraan faahfaahin dheeri ah oo ka soo baxaya socdaalka Madaxweynaha uu ku tagayo Galkacyo, waxayse warar hoose sheegayaan in ujeeddada ugu weyn ay tahay sidii ay Cadde Muuse isku mowqif ugu istaagi lahaayeen isbeddelka xawliga ku socda ee ka jira Koonfurta Soomaaliya.

Safarka Madaxweyne C/llaahi Yuusuf ayaa waxa uu ku soo aaday xilli ay dhaq-dhaqaaqyo ciidan ka jiraan gobolka Mudug, isla markaana ay qeybo ka mid ah gobolkaasi isku hor fadhiyaan ciidamada Maxkamadaha Islaamiga iyo kuwa Puntland, Cabdi Qeybdiid iyo Itoobiyaan oo dhinac ah


http://www.jowhar.com/news/s06112303.htm
User avatar
Enemy_Of_Mad_Mullah
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20796
Joined: Fri Mar 10, 2006 6:27 pm
Location: In the plains out in hawdka im'a tell ya, mess with the reer and a vest could'nt help ya

Post by Enemy_Of_Mad_Mullah »

i'd laugh if cadde muse is "assasinated" Laughing Laughing
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”