UIC Lackey Now Facing Sharia BILILIQO by the UIC

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

UIC Lackey Now Facing Sharia BILILIQO by the UIC

Post by AbdiWahab252 »

This has made my day. Caato is now a qaxooti outside Xamar after supporting the UIC so strongly even against the General Qeybdiid. Now another lackey, MP Xaaf has had his vehicles SEIZED by the UIC. He strongly supported the UIC and is now facing BILILIQO by SHARIA.

MAC SONKOR MAC SONKOR !!!!!

5 gaari oo Baaldoosaro iyo foorliifyo ah, oo uu leeyahay Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayey maxkamadaha Islaamka ku soo rogeen ganaax dhan min 7 kun oo doolar kadib markii iyagoo u adeegayo xubno maxkamadaha ka tirsan ay soo qabteen saraakiil kale oo maxkamadaha ka mid ah.


Hobyonet. Muqdisho. Sabti,Nov 25, 2006

Gawaaradii oo ay soo kireysteen qaar ka maid ah madaxda sare ee maxkamadaha, ayaa waxa ay howl geedo iyo qashin qaadid ah ka wadeen duleedka magaalada Muqdisho, iyadoo markii ay howshaas billaabeena ay yimaadeen xubvno sare oo ka mid ah maxkamadaha kuwaasoo gawaaridii xoog kula wareegay.

Gawaaridaan waaweyn ee uu leeyahay Xildhibaan Xaaf, ayaa waxa ay haatan ku xareysan yihiin xerada maxkamadaha Al-furqaan, halkaasoo loogu sheegay Xildhibaan Xaaf inn halkii gaari uu ka bixiyo lacag ganaax ah oo garaaya midkiiba 7 kun oo doolar.

Xildhibaan Xaaf, ayaa markii uu damcay in dhibaatada loo geysto uu u gudbiyo warbaahinta loogu hanjabay in la qaarajin doono.

Ilo wareed oo ku dhawdhaw Xildhibaan Xaaf ayaa hobyonet u sheegay in uu dhawaan magalada Muqdisho iskaga guurayo oo uu amar uu iskaga baxo ka sugayo qaar ka mid ah madaxda maxkamadaha.

Gaadiidka sida sharci darada lagu ganaaxay, ayaa waxaa la sheegay in ay shirqooleen qaar ka mid saraakiisha ugu cad cad ee maxkamadaha, kuwaasoo daneynayey in lala wareego hantida xildhibaan Xaaf.

Xildhibaan Axmed Ducaale Geele Xaaf, ayaa waxa uu ka mid ahaa shaqsiyeedkii sida weyn ula shaqeeyey maxkamadaha Islaamka, kuna garabsiiyey in ay hoggaamiyaashii siyaasadda laga saaro magaalada Muqdisho.

Dhinaca kale warar hoose ayaa sheegaya in Xildhibaan Cismaan Caato oo si firfircoon ula shaqeyn jiray maxkamadaha uu haatan ka baxay dadaalkii uu kala shaqeynayey kadib markii uu nolashiisa la cabsaday.

Wararkaan ayaa soo baxaya xilli nin taksiila ahaa oo la oran jiray Cabdi Jiis ay dileen dad aan ilaa iyo haatan la garaneyn, iyadoo gaarigiisiina weli lagu heysto magaalada Muqdisho xilli maxkamadaha Islaamka ay sheeganayaan in ammaanka Muqdisho oo dhan ay gacanta ku hayaan
User avatar
Ugaas Diini
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4452
Joined: Mon Feb 28, 2005 1:04 am
Location: Dar Al-Islam

Post by Ugaas Diini »

Labadii tuug ayaa la dhacayaa.....I have a feeling these guys will bounce back easily.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Ugaas Laughing Laughing No way, Rer Galmudug will be waiting for their $$$ and will rip them off.

The days of Caato are over. Many of his Rer Hilowle are waiting to get their revenge after seeing what he did to help defeat Gen. Qeybdiid.

Xaaf is another tuug and many GalMudugers will make sure to take a lot of his money to give him QAXOOTI visa status.

TAKBIIR ! I love the UIC for eliminating the LAckeys.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”