Galmudug Defense Forces Dislodge UIC

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Galmudug Defense Forces Dislodge UIC

Post by AbdiWahab252 »

Victory to General Abdi Hasan Awale and the Galmudug Defense Forces (GDF) !



Ciidamada Col. Cabdi Qayb-diid iyo kuwa maxkamadaha ayaa madaafic isku weydaarsaday deegaanka Bandiiradleey, iyadoo wararka qaar ay tilmaamayaan in ciidamada Cabdi-qaybdiid ay ku soo siqeeen deegaankaas.


Hobyonet. Muqdisho. Talaado,Nov 28, 2006



Wararka ka imaanaya Bandiiradleey ayaa tilmaamay in muddo 35 daqiiqo ay madaafiic culus ay isku garaaceen ciidamada Col. Cabdi Xasan Cawaale Qayb-diid iyo maxkamadaha ee deegaankaasi isku hor fadhiya.

Taliye ku xigeenka ciidanka Col. Cabdi Qayb-diid, ayaa sheegay in ciidamada maxkamadaha ay xalay saq dhexe isku dayeen in ay weer gaadmo ah ku qaadaan ciidanka Cabdi Qayb-diid, balse ay iska soo difaaceen.

Taliye ku xigeenka waxa uu sheegay intaasi ay keentay in saakay abaare 9 subaxnimo xilliga Muqdisho ay madaafiic isweydaarsadaan labada dhinaca.

Mas'uuliyiin maxkamadaha ka tirsan oo gobladaasi jooga, ayaa sheegay in ciidamda ay madaafiicda is-dhaafsadeen ay yihiin waxa ay ku sheegeen ciidamo Itoobiyaan, kuwaasoo ay sheegeen in ay deegaanka qabsadeen

Warar goor dhaw naga soo gaaray deegaanka Bandiiradleey ayaa xaqiijinaya in ciidamada Cabdi Qayb-diid ay qaybo ka mid ah Bandiiradleey soo galeen.

Madaafiicda ay haatan isweydaarsadeen labada dhinaca, ayaa waxaa laga cabsi qabaa in dagaal culus uu isku baddalo, iyadoo Taliyaha xigeenka ciidamada Cabdi-qayb-diid uu sheegay in ciidamo lixaad leh ku soo jiheeyeen dhinaca Galinsoor



Hobyonet
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

Who the f.uck cares.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Not, U but others do. So fock off you useless piece. of qaldaan shiid.
User avatar
kkk47
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2261
Joined: Wed May 04, 2005 9:11 am
Location: It is my way or the high way no-land but Somaliweyn
Contact:

Post by kkk47 »

Hey Hutu--bantu stop your silly propaganda

you and your khayrdiid uncle can't Dislodge UIC
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="AbdiWahab252"]Not, U but others do. So fock off you useless piece. of qaldaan shiid.[/quote]


The majority of the people in this medium don't know what the f.uck you're talking about.

Mudug iyo tuulooyin aan dhaamin ayaad dadka war uga dhigaysaa...may be, if you talk about Xamar we would listen but who give a shyt about meel MUDUG ah oo madhanÂ…very insignificant villages donÂ’t require discussion, so why donÂ’t you youÂ’re your HUTU asz out of here and play with your self or better yet EAT SOME BANANA monkey boy.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Post by AbdiWahab252 »

Dhaga: Who cares what you think ? Very Happy U sorry excuse for a qaldaan piece of shiid.
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="AbdiWahab252"]Dhaga: Who cares what you think ? Very Happy U sorry excuse for a qaldaan piece of shiid.[/quote]

Evidently you do. Why are you crying like a b.ictch if you donÂ’t?
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Dhagabacayl

This is the same mudug region that dominated idoors politically for 31 years Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="Ashlee~"]Dhagabacayl

This is the same mudug region that dominated idoors politically for 31 years Laughing[/quote]

Horta ma gabadh baad tahay mise wiil before I respond to you?
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Nin baan ahay. But thats beyond the point. This "mudug" dominated the whole of northern somalia for 31years so where are you gonna claim about mudug when you come from the north a politically disgruntled and dominated north Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

^^You can't be a dude with that kind of name. I heard a lot of crazy things happen in the south but cross dressing..now that is a new thing to me.
User avatar
Ina Baxar
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10796
Joined: Mon Dec 13, 2004 12:54 pm
Location: Arabsiyo, Somaliland

Post by Ina Baxar »

Galmudug maxay tahay , maa deegan cusub ba ? mise waa galguduud iyo mudug oo leysku daray? Anyways whatever is the case , waxan ka baqaya iney xabashidu niman tol ah iska hor keento. Wey gudhuyey , xaalkiin ba' !
User avatar
Ashlee~
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5989
Joined: Thu Jul 06, 2006 5:39 pm
Location: Hogtown
Contact:

Post by Ashlee~ »

Dhagabacayl

For the last time (I've explained this 4567435 times) I am Unclebin. My nick was banned and this is what I could use for the time being.

Now if you wanna discuss my response then do so. Not the are you a man are you a woman naago idoor talk. Speak about the comment not about the nick idiot Laughing
Dhaga Bacayl
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8363
Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
Location: H-Town in Somaliland

Post by Dhaga Bacayl »

[quote="Ashlee~"]Dhagabacayl

For the last time (I've explained this 4567435 times) I am Unclebin. My nick was banned and this is what I could use for the time being.

Now if you wanna discuss my response then do so. Not the are you a man are you a woman naago idoor talk. Speak about the comment not about the nick idiot Laughing[/quote]

I just don't wanna insult you sister. If you were a dude...things would have been different. Now cross your legs and go home.

BTW, who the he.ll is Unclebin and why female name has to be the only one you can use? You picked this name didn't you sis?

I'm sorry!
Last edited by Dhaga Bacayl on Wed Nov 29, 2006 11:31 am, edited 1 time in total.
User avatar
DawladSade
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13940
Joined: Fri Apr 22, 2005 9:38 pm
Location: Xornimo

Post by DawladSade »

AW, why talk to a an ISaaq about Mudug business Confused
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”