Page 1 of 2

UIC Now Drafting School Kids: DESPERATION Sets in

Posted: Tue Nov 28, 2006 6:35 pm
by AbdiWahab252
Today, they were showcasing some women (or was those the doubles for Indocaade, Aweys & sharif) in their parade. Now they want to turn our kids into cannon fodder:

Maxkamadaha Islaamiga oo sheegay in la xiri doono goobaha Waxbarashada marka ay dhacdo xabada ugu hereysa ee dagaalka lala galayo Ciidamada Ethiopian-ka.

Muqdisho, Talaado, 28 Nov 06 Simba Radio

Mas'uul ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaliyeed ayaa sheegay in gabi ahaanba la waada xiri doono goobaha Waxbarashada, marka ay dhacdo xabada ugu horeysa ee Jihaadka lala galayo sida ay sheegeen Ciidamada Ethiopian-ka ee ku sugan Gudaha Somalia.

Madaxa Waaxda Tacliinta iyo Dhalinyarada ee Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed Sheekh Fu'aad Max'ed Qalaf, ayaa shaaca ka qaaday maanta mar uu la hadlayay kumanaan dadweyne oo iskugu soo baxay fagaaraha Taribuunka, in marka xabada ugu horeesa ee dagaalka Jihaadka ay dhacdo in gabi ahaanba albaabada leysku dhufanayo dhamaan goobaha waxbarashada sida Iskuulada,Jaamacadaha iyo dhamaan goobaha Waxbarashada dadka oo dhana ay aadi doonaan Jiida hore ee Dagaalka.

Banaanbaxaan maanta ka dhacay Fagaaraha Taribuunka waxaa soo qaban qaabiyay Waaxda Arrimaha Bulshada ee Golaha Maxkamadaha Islaamiga Soomaaliyeed, waxa ayna ujeedadiisu aheyd in lamuujiyo sida ay shacabka soomaaliyeed ugu xumyahiin faragalinta lagu hayo Arrimaha Soomaaliya iyo Ciidamada Ethiopian-ka ee ku sugan Gudaha Dalka Somalia.

Dadweynihii kasoo qeyb galay Banaanbaxaan oo gaarayay kumanaan ayaa waxa ay ku qeylenayiin hal ku dhigyo ka dhan ah Dowlada Ethiopia waxa ayna wadeen boorar ay ku qornaayeen halku dhigyo ay ku muujinayeen dareenkooda.

Banaanbaxaan ayaa waxaa ka qeyb galay Haween hubeysnaa kuwaasi oo sheegay iney iyaga noqon doonaan kuwa ugu horeeya ee xabad ku bilaabaya Ciidamada Ethiopian-ka, si ay dalkooda ugu saaraan Cadow Alle waxey ku tilmaameen.

Si kastaba ha ahaatee, Arintaan hadalkaan kasoo yeeray Mas'uul ka tirsan Golaha Maxkamadaha Islaamiga ayaa noqday mid gabi ahaanba Goobaha ay Maxkamadaha ka taliyaan maanta lagu sheekeysanayay.



Simba Media Center , Mogadishu

Posted: Wed Nov 29, 2006 6:16 am
by Ugaas Diini
It is not the first time kids were recruited for clan wars. The ICU, like any other non-government organization will induct into their militias anyone who is able and willing even if they are not even 15 yet.

Posted: Wed Nov 29, 2006 8:06 am
by Somaliman%
what do you expect from savages....
i feel sorry for mogadisho citizens...everybody who rules mogdisho seems to bring only misery to the people.. i tell you that place is cursed nothing good will ever come out. Laughing

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:35 pm
by AbdiWahab252
The ICU are desparate. How can they dare force kids to fight ? This is some bull shiiid.

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:39 pm
by Ugaas Diini
[quote]everybody who rules mogdisho seems to bring only misery to the people.[/quote]

Even Abdirashiid Ali Sharmaarke?

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:41 pm
by Cawar
Indha Cadde is lit. shitting on his pants...

These crazy Wadaado way is mahdiyeen attacking every little town...its about timwe someone put them on a leash or at least frighten them.

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:47 pm
by muslim-man
calling lice infested ethiopians for help makes you happy Laughing

shame on you man!

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:47 pm
by Sir-Luggoyo
Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing Laughing

I wonder what you guys will gain if Tigre invasion materialized and Meles annexes South Somalia to Eastern Ethiopia, you think he will differentiate between MJ, Sacad and Hawiye?

Of course schools will have to be closed in a war situation for the safety of the kids and because their teachers will be deployed in the front. I aaure you the Wadaado will kick some traitor's arses as well as the lice infested Tigrey

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:49 pm
by AbdiWahab252
Luugoyo: Why kill teachers & other highly educated people in a nation were literacy is less than 10% ? Its stupid Shocked

P.S. The UIC should have thought of that before they went on a rampage across Somalia. They should have concentrated in Xamar & Banadir first before going on the rampage

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:50 pm
by Cawar
Lug,

Ever heard of the saying : Intii Baaniyaal cuni lahaa, Cali ha beeseysto..??

This is not the case. Smile

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:52 pm
by COSTA
I KNOW SHEEKH FUÀAD PERSONALLY HE´S DEACENT MAN AND NOT A WARLORD LIKE INDHACADE
SO TAKE HIS NAME OUT OF THERE

Posted: Wed Nov 29, 2006 12:57 pm
by Somaliman%
am talking about after the 16 years..
abdirishid ali sharmarker was the best and most loyal president somalia ever hard... Very Happy

Posted: Wed Nov 29, 2006 1:08 pm
by COSTA
^^IS KING KONG YOUR UNCLE Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 29, 2006 1:42 pm
by Enemy_Of_Mad_Mullah
[quote="COSTA"]^^IS KING KONG YOUR UNCLE Laughing Laughing Laughing[/quote]


damn Laughing Laughing Laughing Laughing

Posted: Wed Nov 29, 2006 7:40 pm
by Jeffrey Dahmer
AbdiWahab252

It is not a sign of desperation walaalow. Since this is a defensive Jihad (Jihadud-Dafa’), it is obligatory (fard ‘ayn) that everyone, young or old, man or female, should march forth and participate without any permission.