UIC video full-lenght
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

- Salahuddiin
- SomaliNetizen

- Posts: 808
- Joined: Mon Mar 13, 2006 1:00 am
UIC video full-lenght
http://www.archive.org/details/Hell-in-Somalia
Jaxiim al murtaddiin, go and download it. Hour-long video about UIC with clips from fighting.

- Combination_Lock
- SomaliNetizen

- Posts: 676
- Joined: Sun Sep 24, 2006 6:59 pm
- Location: Baxsanay Las Anood
-
Pablo Escobar
- SomaliNetizen

- Posts: 386
- Joined: Sun Dec 11, 2005 9:14 pm
Listen...
This video is a cheap propoganda against the UIC. It is very clear the United States of A$sholes made this video to try and sell the rest of the world that the courts are no different than Taliban and Al-qaeda. United States of As$holes, you can declare a war on the courts but don't hide behind Zenawi and his aids invested IIGAD IIGAD political organisation.
You can't fool no one by labelling people like Qanyare and bashiir raage "DAMBIILE". Come up with something more trustable.
Watch it very closely...you hear the voice of a man saying (approximately 4:??) something like "wadankaan waxaa waaye wadan muslin ah dad baana sheeganaaya ineey muslin yihiin wax yaalaha aan ka helnay guryahoodana waxaa ka mid ah waxyaalahaan" and you will see idols...BULLSHIT. Bashiir Raage no matter how stupid he is we know doesn't worship idols. Why didn't they show us the footage of that man as he spoke so we could see what they found out in the house? And i can i clearly remember the voice of that man talking and it wasn't bashiir raage's house that he was talking about but the house of another tuug.
America try harder bastards. I have only watched the video for 5 min and seen more than on one occasion things that indicate it was created by the enemy of the UIC. Let me continue watching the entire video.
The Arabic music gave it away!

The woman in the video was hired by the bastards who made this video. There are no women fighters on the battlefield...@least not on the UIC side. Female supporters of the UIC help in other ways and the wadaado would never let them participate in the fighting even for those who are willing to take part.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
Pablo Escobar SAX WAA runtaa brother walaaahi nacalaa gaaalada ku yaaal iyo media gaalada .. beentooda..
video waa ka kab wax leeysku dhadhajiyey..xitaa waxay ku dareen USAMA BEN LADEN iyo heesaha af carabiga dhamaantood waa lagu darey.. ..
cajalka xoogaa yar ayey ka soo qaateen dagaalkii galgalato
dagaalkii lala galey shayaadiintii la dagaalanka argagaxisada..
laakiin inta baddan cajalka waa been ABUUR,,
gaalada isku dhadhajisey cajalka waxay ka dhigeen cajal soomaliya argagaxiso joogto oo jihaad loogu baaqayo dad ajnabi ah inay yimaadaan SOMALIA..
NACALAA GAAAL KU YAAAL IYO PROBOGAANDADOODA BEENTA BADDAN..
video waa ka kab wax leeysku dhadhajiyey..xitaa waxay ku dareen USAMA BEN LADEN iyo heesaha af carabiga dhamaantood waa lagu darey.. ..
cajalka xoogaa yar ayey ka soo qaateen dagaalkii galgalato
dagaalkii lala galey shayaadiintii la dagaalanka argagaxisada..
laakiin inta baddan cajalka waa been ABUUR,,
gaalada isku dhadhajisey cajalka waxay ka dhigeen cajal soomaliya argagaxiso joogto oo jihaad loogu baaqayo dad ajnabi ah inay yimaadaan SOMALIA..
NACALAA GAAAL KU YAAAL IYO PROBOGAANDADOODA BEENTA BADDAN..
-
Pablo Escobar
- SomaliNetizen

- Posts: 386
- Joined: Sun Dec 11, 2005 9:14 pm
Yalaxoow
Saaxiibkaa Bashiir Raage sanab uu caabudaa ee dhaheen
Nibankaan wee ogyihiin video gaan taageero badan oo soomaali ah inee maxaakiinta kusii kasbanaayaan markee fiirsadaan maadaama soomalida ee dad diinta jecel yihiin laakiin point ga laga leeyahay taas maahan.
Point ga waxaa waaye waa sidii taageero aduunka gaalada ee uga heli lahaayeen mareykanka oo looga gado dadka maxaakiinta waa argagixiso oo freedom ma ogolo qofka sanabka xataa caabudaayo oo xataa fiiriya naagaha ee dagaal galiyeen oo weey is qarxiyaan waxaas oo dhan.
Saaxiibkaa Bashiir Raage sanab uu caabudaa ee dhaheen
Nibankaan wee ogyihiin video gaan taageero badan oo soomaali ah inee maxaakiinta kusii kasbanaayaan markee fiirsadaan maadaama soomalida ee dad diinta jecel yihiin laakiin point ga laga leeyahay taas maahan.
Point ga waxaa waaye waa sidii taageero aduunka gaalada ee uga heli lahaayeen mareykanka oo looga gado dadka maxaakiinta waa argagixiso oo freedom ma ogolo qofka sanabka xataa caabudaayo oo xataa fiiriya naagaha ee dagaal galiyeen oo weey is qarxiyaan waxaas oo dhan.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
sax
..
waxaan oo dhan waa weerar qalabka media gaalada ay ku haayaan dadka wanaaga nabada ka dhaliyey soomaliya maxaakiimta islaamiga..
filimkaan qeyb ka mid ah xitaa BBC WORLD SERVICE isku sheegta dhexdhexaad ayaa laga sii daayey...xaqiiqda ka jirta soomaliya siiba dhulka maxaakiimta ka taliso ayey rabaan inay ku been abuurtaan...
si ethiopia iyo warlodyadii u soo noqdaan..
xitaa mooryaanta lagu magacaabo UNITED NATIONSKA waa ka mid, beentii aheeyd oo kale MAXAAKIIMTAA lubnaan xisbuallah ciidan u dirtey si ay isreal ula dagaalanto,, waa wax lagu qoslo moryaantaas UN ee saldhigooda yahay NAIROBI sanadkii millions dollars ayey ku cunaan magaca soomaliya. mana doonayaan NABADA KA DHACDEY SOUTH SOMALIYA.. sidaa darteed waa inay sameeyaan been abuur iyo probogaando soomaliya dagaal si loogu celiyo,,,
gaalada ilaaheey ayaan ka magan galney

UN wax la dhaho majiraan. Waa wax go'aanka mareykanka aan kasoo horjeesan karin oo daciif ah.
Yalaxoow @ the end of the video waxa ku qoran fiiri sxb. Waxaa ku qoran "insha allah tacala shuhadada waxaa lagu soo dari doona cajalka labaad". Micnaha waxaa waaye filin kale oo bug ah aa soo socdo.
Hada anigoo arkin aa kuusii sheegaya waxa kujiri doona filinka soo socdo. Qaraxyadii beydhabo oo Ethiopia iyo mareykanka ee ka danbeeyaan oo suicide mission laga soo dhigay aa lasoo galinaya.
Mareykanka hubka oo isticmaalaayo waxaa ugu deadly yeesan media ga hada.

Last edited by Pablo Escobar on Sun Dec 03, 2006 8:11 pm, edited 1 time in total.
- DR-YALAXOOW
- SomaliNet Super

- Posts: 13996
- Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 38 Replies
- 4099 Views
-
Last post by Based
-
- 19 Replies
- 1283 Views
-
Last post by jalaaludin5
-
- 11 Replies
- 4176 Views
-
Last post by GalliumerianSlayer
-
- 2 Replies
- 752 Views
-
Last post by Kabriid
-
- 0 Replies
- 357 Views
-
Last post by FAH1223
-
- 26 Replies
- 2646 Views
-
Last post by Knight of Wisdom
-
- 0 Replies
- 638 Views
-
Last post by Ron
-
- 27 Replies
- 3965 Views
-
Last post by Almis87
-
- 4 Replies
- 478 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 10 Replies
- 1190 Views
-
Last post by Dr DOCTOR