What is next for old man Afbiijo
Posted: Wed Dec 06, 2006 2:58 pm
There is an Eelaay proverb that goes something like "Daardaar ay liki fadee, lankii dibisheey li goorriyey"
Abdullahi Afbiijo is barking the wrong trees. He ordered the residents and families occupying houses in the vicinity of his home to vacate and intends to put prostitues and Tigre personnel and their families in their homes. The old man is seeing the boogeyman in every corner and he doesn't know who to trust. Let's see what the Eelaay nation do about that
----------------------------------------------------------------------------------
Kooxda C/llaahi Yuusuf uu hogaamiyo ayaa maalintii axada ku amartay dadka ku dhaqan hareeraha gurigiisa in ay isaga guuraan halkaasi sababo lagu sheegay dhinaca amniga,taasoo u cuntami weysay dadkaasi oo caddeeyay in dhimasho ay ka xigaan ka guurida guryahooda.
Ayadoo sidaa tahay hadana dadka ku dhaqan hareeraha hoyga C/llaahi Yuusuf uu ka degan yahay magaalada Baydhabo waxa ay ku gacan seereen amarka ka soo baxay kooxda C/llaahi Yuusuf ee ku qasbaya in ay isaga guuraan guryahooda si halkaasi loo dejiyo qoysaska iyo haweenka jirkooda iibsada ee la socda ciidamada Tikreega ee xooga ku haysta magaalada Baydhabo.
Wariye ku sugan magaalada Baydhabo oo la sheekeystay dadkaasi ayaa u xaqiijiyay shabakada islaamiga Qaadisiya in dadkaasi ay go'aan ku gaareen in aaney ka tagin guryahooda,ayagoo caddeeyay in dhimasho ay ka xigaan ka guurida guryihii ay dhisteen si loo dejiyo haween dhilooyin ah iyo qoysas la socda ciidamada Tikreega oo doonaya in ay xalaaleystaan dhulkooda marka ay ku ilmo dhalaan.