This is the latest..
"Wararka naga soo gaaraya Baladweyne ayaa sheegayo in maleeshiyo daacad u ah Maxamed Cumar Xabeeb Max´d dhere oo ay taageerayaan Ciidamo Itoobiyaan ah waxana soo gaareen nawaxiga War Qumayo oo dhinaca waqooyi kaga beegan Far Libaax. "
@Qumayo and far Libaax...
http://www.jowhar.com/news/s06121006.htm


