Somali Women in Qurbo
Posted: Mon Dec 11, 2006 3:45 pm
maxaa isku dhacaaya....
war heedhe babyga ka badal diaperka ....
war heedhe caruurta sii ogow waxaa ka soo noqonaa arooska aroortii....
waryaa caruurtaada masruufo ama bax, waan isku filnahay kuuma baahni.....
ku cab telefonka waqti uma hayee....
ha ka furin albaabka, telefonkana haka qaban lacagtii dahabka iyo diricii bay igu leedahay...
markaad i guursato howsha waa 50/50....
caruurtii waxaa qaadatay children aid.....
cuntadii waa gubatay soap opera iyo show hebel baa socda.....
caruurta libraryga bay internet iyo chat bay hayaan waqtigii waxbarashada....
car far isaar hadaanan policeka kuu wicin oo lugu xirin.....
ixtiraam la'aan...
maslaxad......
been iyo balan xumo.....
habeenkii waa maalin, maalintiina waa habeen......
ha igu soo qaadin hebel, heblaayo, qabiilkaa.....
caawa Klaanka baad u socotaa...
Add some more....