First it was his daughter that Afbiijo gave it to Ugandan president's son and now afbiijo does this.
Afbiijo hadaa wadanka laga qabanin wuxuu ku qori doonaa "XARAASH IYO XOOLO JABAN".
Afbiijo hooyada dhiib madaxweyne aa lagaa dhigaya hadee la dhaho wuu bixinaya.
Odaygaan "jaalle afbiijo aabihii garashada" in ladhoho siduu u maqli lahaa waxkasta wuu u sameenaya
------------------------------------------------------------------------------------------------------
R/wasaaraha itoobiya oo Horaanta Sanadka cusub ee2007 la aqalgalaya Gabar Soomaali ah.
Qalbifuran Online: Muqdisho, 10/12/2006
R/wasaaraha Dalka itoobiya Atto Mila Zanaawi ayaa waxaa Xafiiskiisa ka soconeysa Qabanqaabada Xaflad Aroos ah oo la qorsheeyey in ay dhacdo Horaanta Bisha janaayo ee Sanadka 2007-da, waxaana la sheegay in Aqalgalka uu ka dhacayo magaalo dhinka Miyiga ah oo loogu talo galay Dalxiiska iyo Nasashada oo 185Km u jirta Caasimada Adis-ababa.
Gabadhan uu la aqalgalayo MelleZanaawi ayaa la sheegay in ay ka soo jeedo gobalada W/bere, waxaana la tilmaamayaa in ay mudo ku nooleyd Magaalada Adis-ababa, waxaana la sheegay in la tusay oo kaliya habeen ay casho wada lahaayeen Zanaawi iyo Madaxweyne C/laahi Yuusuf oo ay isku dhaw yihiin gabadha, waxa ayna ka wad hadleen ka dib sida ay suurto galka ku tahay in uu helo gabadhan.
Madaxweyne C/laahi Yuusuf ayaa niyada ugu qaboojiyey Atto MilaZanaawi in uu heli doono gabadhan waxa uuna isla markaana howlgaliyey xogheynadiisa, iyaga oo markii dambe ku guuleystay in ay ka dhaadhiciyaan ujeedadooda, inkastoo ay ka biyo diiday hadana waxaa arinka soo galay rag odayaal ah oo waa weyn
Qalbifuran weli ma helin Magaca Gabadhaas hase yeeshee dhawaan waxaan idin soo gudbin doonaa Sawirka gabadha iyo magaceeda oo sedexan iyo hadii ay noo suurto gasho in ay hor fadhiisato Makarafoonka Qalbifuran
R/wasaaraha itoobiya ayaa ah nin si weyn u yaqaana dhaqanka soomaalida waxaana la og yahay in mudo dheer uu ku sugnaa Dalka Soomaaliya xiligii jabhadeynta ee Mingista, waxaana inta badan la sheegaa in uu aad uga helo Muuqaalka iyo dabeecada wanaagsan ee Gabdhaha Soomaalida.
Arooskan ama Aqalgalkan ayaa waxa uu ku soo beegmayaa xili ay sii kordheysa Carada dad badan ay ka qabaan GoÂ’aanka uu ka qaatay Arimaha soomaaliya gaar ahaan dagaalka uu iclaamiyey in uu la galayo Maxaakiimta, waxaana warar na soo gaaraya ay sheegayaan Qoyska gabadha ay Baydhaba u joogaan sidii ay C/laahi yuusuf kala hadli lahaayeen in laga tanaasulo Arooskaasi
Liibaan Maxamed Abshir
Adis-ababa itoobiya .
Qalbifuran.com
Meles Zenawi will soon marry a Somali woman
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
-
Pablo Escobar
- SomaliNetizen

- Posts: 386
- Joined: Sun Dec 11, 2005 9:14 pm
-
Pablo Escobar
- SomaliNetizen

- Posts: 386
- Joined: Sun Dec 11, 2005 9:14 pm
Pablo escobar
That story about his daughter marrying the ugandanian guy is BULL AND HABAR KINTER PROPGANDA.
His daughters live in St catherines kitchener area of Ontario. His sons are hustlers in TORONTO. You make up shidh like that MAP in geedis desk and you think we have the IQ of the Average ceyr?
That story about his daughter marrying the ugandanian guy is BULL AND HABAR KINTER PROPGANDA.
His daughters live in St catherines kitchener area of Ontario. His sons are hustlers in TORONTO. You make up shidh like that MAP in geedis desk and you think we have the IQ of the Average ceyr?
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 3 Replies
- 724 Views
-
Last post by Somaliman%
-
- 2 Replies
- 433 Views
-
Last post by snm_soulja_18
-
- 6 Replies
- 590 Views
-
Last post by abgaalKING
-
- 1 Replies
- 446 Views
-
Last post by zaahidun
-
- 1 Replies
- 404 Views
-
Last post by Son_of_Somalia
-
- 22 Replies
- 4944 Views
-
Last post by kambuli
-
- 45 Replies
- 4555 Views
-
Last post by shidow1
