TOUCH IT SOMALI
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

Re: TOUCH IT SOMALI
[quote="LAFO-LAFO"]http://www.youtube.com/watch?v=mdJ_jf5p-e8[/quote]
Aynu tan Guray u dhisno

Aynu tan Guray u dhisno

- R.I.P Kiyan
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3692
- Joined: Wed May 31, 2006 2:05 am
- Location: Ashburton Grove...
- Contact:
-
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2215
- Joined: Tue May 25, 2004 7:00 pm
- Location: Support The governor of the die-hard nationalist Ali Sandule
- Contact:
Qudhac waxaad isoo xasuusisay WAAYO WAAYO.
CabdiSalaan Xaaji Aadan
1 .Duhurkii toggaa Herer haddaad qado ka soo tuurto
2. Hurdo laguma taamee naftaa lala tacaalaaye
3. Anigiyo toddoba aan ku jirey tamashle soo qaadnay
4. Rag tabaabushuu leeyahaye wax istusaalaynay
5. Labo tubaha soo kala cayima hore u sii tuurray
6. Ayaguna tusmada warkay sideen nooga tibixsiiye
7. Togwajaale qaadkii ka yimid tacab u soo miirnay
8. Markay laba tobnaad noo xidheen toobiyaha qaadnay
9. Tagsi lagama maarmee nin wadey suuqa nagu tooci
10. Tilmaan-quruxsantii lala ballamay saani ugu toosnay
11. Tubtii horeba boqol jaatifaa teybalka u saarray
12. Barkimooyinkii teedsanaa suxul ku taageerray
13. Nin waliba halkuu soo turqaday garabka soo tiiri
14. isagoo falaas laga tif tiray laysu tebi shaaha
15. Nin waliba tankiisii haraaq tiilley ugu laabnay
16. Kaftan aan turxaan lagu ogeyn la isku tuurtuurye
17. Laba aad turkiga mooddid oo tikhilka naagooda
18. lyo laba tiftirihii jannada lagu tilmaamaayo
19. Iyo laba wax layskama tirshee sida tiriiggaasa
20. lyo taan lahaan jirey markaan tumasho soo qaado
21. intaasoo xarrago tiicayoo temeshle luudaysa
22. Oo toobab noo soo xidhay oo tal iya xiisaan leh
23. Oo timaha soo firay salaan gacanta soo taagel
24. Annaguna hablaha kama tagnee geerish ugu taagnay
25. Heesaha rag baw tamar galee kuwii tiriyey soo qaadnay 26. Alla-tiirigii heesi jirey noogu tacab sawdka
27. Tiiraanyo qaylshihii rabaab faraha taabsiiye
28. Kaman talalaxleeyiyo durbaan tininigtii yeedhay
29. Annaguna tustuurtay lahayd sacabka tiitaynay.
30. Goortay cabbaar naga tumeen tegis u qoontayste
31. Sheekadu hablahay noo taxnayd togannay haasaawe
32. Hadal tooxanoo hoos u teyan la isku taataabay
33. Siduu teyse roob nagu onkoday taaha ku caweyney
34. Rag takooran baa nagu jiree tabaha qaar diidnay
35. in kastoy taftuba noo dhoweyd teedka sharaf eegnay
36. Talantaalli labadii gacmood tahan isweydaarte
37. Warmihii tumaatiga adkaa tiirka qabadsiinnay
38. waan taag darreeyaa haddaan taabto geedkaba
39. Habeenkaa ninkii tamar lahaa taxay murqaankiisa

- XidigtaJSL
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2428
- Joined: Wed Dec 24, 2003 7:00 pm
- Location: Erigavo, Sanaag
- Sir-Luggoyo
- SomaliNet Super
- Posts: 7827
- Joined: Thu Feb 17, 2005 1:18 pm
- Location: Baar Luga Baxsi
-
- SomaliNet Super
- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
- SomaliNet Super
- Posts: 11300
- Joined: Wed Jan 28, 2004 7:00 pm
- Location: You'll never catch me, might as well just watch me.

Yea, I heard it before.
Odey Shirwac's joint used to be funny back in the days, hada it's just annoying.
I wonder what the REAL odey Shirwac would say if he was alive, at least he was funnier. Allah ha u naxariisto.

Last edited by sexy-kitten on Thu Dec 14, 2006 3:22 pm, edited 1 time in total.
- AbdiWahab252
- SomaliNet Super
- Posts: 56715
- Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
- Location: Unity. Strength. Capital.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 68 Replies
- 3030 Views
-
Last post by KingMJ
-
- 6 Replies
- 1566 Views
-
Last post by SiennaEarth
-
- 33 Replies
- 4875 Views
-
Last post by Dini-J
-
- 4 Replies
- 460 Views
-
Last post by Du$ty
-
- 18 Replies
- 732 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 13 Replies
- 734 Views
-
Last post by DayaxJeclee
-
- 5 Replies
- 527 Views
-
Last post by WasteMan
-
- 15 Replies
- 1035 Views
-
Last post by Basra-
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by Rabshoole
-
- 3 Replies
- 638 Views
-
Last post by Daanyeer