CAQAARTII has become a MARDUUF...What did happen to her voice xuux buu noqdee? She was #1 female singer in 1980's
ADUUNYOW FILIMO BADANEEY......ENJOY IT.
http://maantanet.com/music/page1/aduunyo_arch001.rmjaceylkaa ku fiicanaa
inuu faayihiisa gaadhe
fadkii roob is bidaaye
tufiyo doogiyo xareeda
ubaxu fidiyee lahaa
orooska ku fooladeeya
adduunyooy filima badaney
halkan faalada ku waday
sawkan filimkii is badalay
miyaan ka filaayey taaba
farteyda yaa subaga darey
alaha faxan baa wax bixiyee
fiilanshiyo nolol ku farxa
fiqiirka isagaa abuurtey
isagaa faral kaaga dhigey
adduunyooy filima badaney
halkan faalada ku waday
sawkan filimkii is badalay
miyaan ka filaayey taaba
farteyda yaa subaga darey
SAKHRAAN>SEEKER OF TRUTH & JUSTICE