The Terrorists dropped like flies today, Alaahu akbar
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
The Terrorists dropped like flies today, Alaahu akbar
Wasiirka Maaliyada Dowlad Goboleedka Puntland Dr. Maxamed Cali Yusuf, ayaa wuxuu noo xaqiijiyey in Maleeshiyada Maxaakiimtu ay sadex jeer weerar ku soo qaadeen laba aag oo kala ah, degaanka Iidaale iyo agagaarka buurhakabo, halkaas oo ay ku sugnaayeen Ciidamada Qalabka sida ee Soomaliya.
Weeraka ay soo qaadeen Maxaakiimtu waxaa ka soo gaaray khasaare aad u balaaran oo isgu jira dhimasho badan iyo dhaawac fara badan oo loo daadgureeyey magaalooyinka Buurhakaba iyo ilaa Afgooye, waxaa kaloo goobaha ay maxaakiimtu weerarka ku soo qaadeen lagaga gubay gawaarida dagaalka oo aad u fara badan, ka dib markii ciidamada qalabka sida ee soomaliya ay isaga hor yimaadeen goobahaas. Dhinaca ciidamada dowlada waxaa ka soo gaaray weerarada lagu soo qaaday khasaare aan badnayn.
Waxaa cad in weerarka Maxaakiimtu ay xiligaan la beegsadeen Dowlada Federaarlka ay ujeedadiisu ahayd, sidii ay u carqaladayn lahaayeen dadaalka ay wadaan wafdiga maanta soo gaaray magaalada baydhabo oo ka koobnaa madax sare oo ka socta Midowga Yurub, Jaamacada Carata, iyo Igad, waxaa kaloo Baydhabo ku sugnaa wafti ka socda Dowlad Goboleedka Puntland oo uu hogaaminayey Madaxwaynaha Puntland, wefdigaas oo booqasho wada tashi ah ugu tegey dowlada fedraalka oo hada fadhigeedu yahay magaalada Baydhabo.
Wasiirku wuxuu ku tilmaamay nasiib daro dagaalka iyo weerarada ay ka wadaan kuwa la baxay maxaakiimta gudaha soomaaliya, masuuliyadeedana ay iyagu qaadayaan wixii dhimasho, dhaawac, iyo bur bur ka yimaada,
Wasiirku wuxuu kaloo nasiib daro ku tilmaamay in 16 sano ka dib ay jiraan kuwa weli doonaya inay ummada soomaaliyeed ku maquuniyaan awood ciidan si ay ugu gaaraan ujeedadooda guracan. iyadoo ay dhisan tahay dowlad soomaaliyeed oo loo wada dhan yahay kuna soo baxday qaab wadatashi iyo isafgarad.

muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
21, Dec. Onkod, Baydhabo:
Madaxwaynaha soomaliya oo ay la socdaan ciidamo gaashaaman oo Ethoobiyaan ah ayaa daqiiqado ka hor isaga huleelay Caasimada KMG ee Baydhabo waxa kaloo Madaxwaynaha Raacay Wasiirka Arimaha Gudaha Xuseen maxamd caydiid oo meel u dhaw gurigisa ay isku hor fadhiyaan ciidamada Maxaakiimta islaamka iyo kuwa Dowlada KMG
Dagaalka Caawa ayaa laga maqlayay inta badan Magaalada baydhabo iyadoo shacabka reer baydhabo ay ka qaxayaan daran dooriga Hubka la is ku waydaarsanayo
Ciidamada ethoobiyaanka ah ayaa kula taliyya madaxwaynaha in uu ka baxo magaalada maadaama laga cabsi qabo in uu dagaal qaraar uu bari subax ka dhaco magaalada baydhabo waxa uuna caawagaarayaa magaalada Godeey oo ay ku suagan yihiin ciidamo aad u fara badan oo ethoobiyaan ah oo la sheegay in ay u soo socadaan caawa Magaalada baydhabo
wasiir qariyya Magaciisa ayaa sheegay in uu arkayay Kolanyo baabuur ah uu uu wato Cabdullhai yusuf oo ka baxaya magaalada xili ay xabaduhu ku soo dhacayeen magaalada waxan alaga cabsi qabaa in uu dagalka uu ak sii xoog bato saacdaha waabariga ah ee xiliga Muqdisho.
Back to Godey for the old man, where it all began (the destruction of Somalia).

Cabdilaahi Yuusuf is not like a sniffling little dog like you. He has been in the middle of conflict and war since he was a young geeljire boy in Burtinle.
Not like you sissy little b itch who has been drinking casiir and burtuqaal in Saudi Arabia s ucking your Wahaabi Quraan teacher's ceeb.
You are a weak son of an filthy pig. You are a traitor. You are worthless scum, you mangy little cur.
Not like you sissy little b itch who has been drinking casiir and burtuqaal in Saudi Arabia s ucking your Wahaabi Quraan teacher's ceeb.
You are a weak son of an filthy pig. You are a traitor. You are worthless scum, you mangy little cur.
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Why do you sound angry? Maybe because you just learned the fate of your hero A/Yusuf?
http://somalinet.com/phalbums/displayim ... =202&pos=3
Enjoy that snapshot because it will probably be the last photo of the old man enjoying his "Presidency"....
-
Cilmiile
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3722
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
- Location: Dabkeenaa bakhtiya roobna waa ina dul joogaaye
Karkaar,
why? Somalis are coming together in the Transitional National Government which includes all the tribes of Somalia. The crazy warlords who were holding the capital hostage have been cleared. The Crazy Wahaabist Wadaads who took their place made a horrible miscalculation and their blundering is soon to pave the way for the re-establishment of Law and Order and good government in Somalia.
Viva Cabdulaahi
Viva Geeddi
Maxamuud Saleemaan and Mudulood, just like in 1960
why? Somalis are coming together in the Transitional National Government which includes all the tribes of Somalia. The crazy warlords who were holding the capital hostage have been cleared. The Crazy Wahaabist Wadaads who took their place made a horrible miscalculation and their blundering is soon to pave the way for the re-establishment of Law and Order and good government in Somalia.
Viva Cabdulaahi
Viva Geeddi
Maxamuud Saleemaan and Mudulood, just like in 1960
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
-
muslim-man
- SomaliNet Super

- Posts: 5500
- Joined: Mon Apr 18, 2005 5:49 pm
- Location: EXPOSING TFG THUGS & THEIR MASTERS
Baydhabo: Dhaawacii ciidamada Ethiopianka oo galabta diyaarad lagaga qaaday Airportka Baydhabo, laguna sheegay in loo qaadayo magaalada Godey!!!
http://www.godeynews.com/newsdetails.ph ... m=&ucat=1&

The reason is because no one seems to care.....Everyone is trying to take everything by force....Maxkamadaha don't want to talk like real men and come to terms with the government due to their own greed and power hungriness....Same thing goes for the government.....If we all put our difference a side we can acheave things we haven't in the past 40 or so years..But i don't see that happening anytime soon so i stay out of it....
-
xoogSADE14
- SomaliNet Super

- Posts: 14602
- Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
- Location: Praying for peace in the south.
-
Steeler [Crawler2]
- SomaliNet Super

- Posts: 12405
- Joined: Mon Apr 30, 2001 7:00 pm
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 486 Views
-
Last post by Shirib
-
- 29 Replies
- 1283 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 3 Replies
- 868 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 15 Replies
- 1145 Views
-
Last post by TheLoFather
-
- 4 Replies
- 674 Views
-
Last post by Publicopinion
-
- 12 Replies
- 766 Views
-
Last post by original dervish
-
- 0 Replies
- 384 Views
-
Last post by original dervish
-
- 13 Replies
- 1215 Views
-
Last post by Ashlee~
-
- 2 Replies
- 631 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 9 Replies
- 1694 Views
-
Last post by lover8